14/08/2026
🚨🎙️ Frenkie de Jong ayaa weeraray saxaafadda iyo Gerard Romero hadaladii ay ka dhaheena beeniyey:
Waxaan diiday inaan ciyaaro kulankii Atlético Madrid - run maha waa been abuur
Xidhiidhka aan la leeyahay tababaraha aad buu u xun yahay - run maha waa been abuur
Xidhiidhka aan la leeyahay kooxda wuu xun yahay - run maha waa been abuur
Waa lay ganaaxaya - run maha waa been abuur
Kani wuxuu ahaa Gerard Romero, waxaana rabaa inaan magaciisa xuso sababtoo ah Horena wuxu iiga sheegay warar been ah.
Xaqban u leeyahay inan naftayda difaaco hadda ka dibna k**a aamusi doono been abuurka saxaafada.