Ayaan Abdi Gacaloo

Ayaan Abdi Gacaloo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ayaan Abdi Gacaloo, News & Media Website, Borama.

24/10/2023

gessi walahi waa runtii

20/10/2023

Guushii baa soo dhawaaty🤲❤️

16/09/2023

allow dadkaaga adaa u maqan😭

Ku: dhalin yarada ee awdalee gadabuursi Maanta waxa ini hortaala fursad mar la araga waxa maanta burbur iyo baaba'a ku d...
26/02/2023

Ku: dhalin yarada ee awdalee gadabuursi

Maanta waxa ini hortaala fursad mar la araga waxa maanta burbur iyo baaba'a ku dhaw maamulkii jabhada argagixisada snm ee ku Caan baxey dulmiga , quudhsiga , eexda naceybka iyo isla waynida.

Wuxuu rabbi ku salidey gacmaha darwiish , allah waxba k**a qarsoona waana ogyahay kuwa dulmiga caadaystey.

Dadkeygoow 1989 wxa xeebta qabsadey SNM oo gacan iyo ciidan ka helaysey dawlada jabuuti , waxayna gabi ahaanba xidheen isku socodkii saylac iyo boorama tolkayow waa kan jawaaabi waaydeen.

Tolkayoow sanadii 1991 waxa la waayay laba qof oo kawada hadla durufiihii waqtiga , sababtuna waa idinka gudihiina isku calool fayoobeen ,is neceb , hogaan iyo siyaaasi aragti umadeeda lahayn , taasi waxay keentey SNM maalin cad ay soo gasho magaalooyinka dila iyo boorama 800 qofna ku dilaan 16 saac oo kaliya.

Taasi waxay na dhaxalsiisey gunimada maaanta jabhad aan ciidan, cuud iyo caqliba na dheerayni siday rabto inaga yeesho , kay rabto soo dhawayso ka rabtana caydhisho(erido)

Wixi h**e tagye; maanta raga nool ee dhalinta yarada maxaa la gudboon

Kow inay tashi ka yeeshaan halka maanta la marayo iyo sidii dadkiina gunimda uga saari lahaydeen.

Laba soomalidu waxay dhahdaa gadabuursi waa fule aan xabad waxba ka aqoon Lana gumeysan karo sida hadaba 30 sano loo gumeysanayay taasna inaad beenisaan , inaad ubadkii Ahmed gurey tihiina xaqiijisaan

Sadex somali waxey inagu xamata inan nahay umada aan midnimo , ehelnimo iyo walaanimo talo waligood meel ku gaadhin taasna inaad beenisaan oo talo mida yeelataan.

Afar ; in la dajiyo qaabkii cadawga si mideysan looga saari lahaa dhulkeena

Maanta idinka midida daabkeeda haya
Gobanimo ama gunimo abiida

26/02/2023

walee geesi isku ma jiro way dhalaty xornimadii

Address

Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ayaan Abdi Gacaloo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share