Risala Media

Risala Media RISALA MEDIA

03/11/2025

Tafsiirka ka socda Masjid GeedGoble Suratul Aala Cimraan Aayada 1-17

03/11/2025
03/11/2025

Ogaysiis . Ogeysiis
Waxaa la ogaysiiinayaa bulshada kudhaqan m/boorama in laqaadanayo Arday cusub
Oo barashada khadka carabiga ah
Wixii faahfaahin ah
Kala xidhiidh lanbarka
063 4590785

03/11/2025

Xafladda qalinjabinta Markiz Daarusalam Dufcadii !3-!4

Maherada 𝐂𝐀𝐒𝐎𝐎𝐃 𝐓𝐀𝐈𝐋𝐎𝐑 Oo Abaalmarisay Ardaygii Ugu sareyay Mu'asasada Daarusalm
03/11/2025

Maherada 𝐂𝐀𝐒𝐎𝐎𝐃 𝐓𝐀𝐈𝐋𝐎𝐑 Oo Abaalmarisay Ardaygii Ugu sareyay Mu'asasada Daarusalm

03/11/2025

Tafsiirka ka socda Masjid GeedGoble Suratul Baqra Aayada 282-286

02/11/2025

Hordhaca Maherda Hodan Collections Oo cawa xadhiga Laga Jari Doono

02/11/2025

Khudbah||Masjid Daaru Salaam || Cabsida illhay ||Sh Aadan Ahmed Muse

01/11/2025

Tafsiirka ka socda Masjid GeedGoble Suratul Baqra Aayada 271-281

Xafladda Qalinjabinta Markizka Darul Aflax Dhawaan Filo....
01/11/2025

Xafladda Qalinjabinta Markizka Darul Aflax Dhawaan Filo....

Maanta waxaa si rasmi ah looga furay garoonka Muumin Dhoolaal tartanka kubadda cagta ee Dugsiga Sare ee Alhuda magaalada...
01/11/2025

Maanta waxaa si rasmi ah looga furay garoonka Muumin Dhoolaal tartanka kubadda cagta ee Dugsiga Sare ee Alhuda magaalada Boorama.

Furitaanka tartanka ayaa lagu daahfuray ciyaar xiiso leh oo u dhexaysay 𝐟𝐚𝐬𝐚𝐥𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐅𝐨𝐫𝐦 𝟑𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐅𝐨𝐫𝐦 𝟐𝐀, taas oo si weyn ay ardaydu u soo xaadireen, iyagoo muujiyey firfircooni iyo taageero ballaaran.

Munaasabadda furitaanka ayaa waxa ka soo qayb galay Maamulaha Guud ee Dugsiga Alhuda, Mudane Hassan Khadiib, iyo qaar ka mid ah macallimiinta dugsiga, kuwaas oo ku dhiirrigeliyey ardayda in ay muujiyaan anshax ciyaareed iyo is-xushmayn inta uu tartanku socdo.

Tartankan ayaa lagu beegay sidii loo kobcin lahaa xirfadaha isboorti ee ardayda, isla markaana loo xoojiyo wadajirka iyo saaxiibtinimada gudaha dugsiga.

Address

Borama
252

Telephone

+252636666157

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Risala Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Risala Media:

Share

Category