Borama Just Media

Borama Just Media Warbaahinta Soomaaliya iyo war-isgaadhsiinta wadanka Soomaaliya;

13/03/2026

Hada ayaa Xadhiga laga jaray taalada Axmed Guray

17/02/2026

Iskuduwha cusub ee wasaarada warfaafinta gobolka Awdal Axmed Diiriye Ciiltire ayaa maanta xilkii kala wareegay iskuduwihii h**e Wasaaradaasi Xuseen Maxamed Caqli.

Dalalka Sucuudiga, Masar, Baxrayn, Kuweyt, Imaaraadka, Qadar, Suuriya, Tuuniisiya, Aljeeriya, Jordan & Marooko ayaa waxa...
17/02/2026

Dalalka Sucuudiga, Masar, Baxrayn, Kuweyt, Imaaraadka, Qadar, Suuriya, Tuuniisiya, Aljeeriya, Jordan & Marooko ayaa waxa ay sheegeen iney maanta raadinayaan bisha kadibna ay go'aan ka gaadhi doonaan arbaca iyo khamiis mida noqon doonta maalinta koobaad ee Ramadan.

Halka Wadamada Turkiga, Indonesia, Malaysiya, Saldanadda Cumaan iyo Brunei ay iyagu si ramsi ah u go'aamiyeen in 1-da bisha Ramadan ay ku beegan tahay maalinta khamiista.

Dhanka kale Dalalka Iiraan iyo Pakistan ayaa iyaguna waxay sheegeen in berri arbacada ay go'aamin doonaan khamiis iyo Jimce mida noqoneysa maalinta koobaad ee bisha Ramadan.

07/02/2026

Runta & xaqiiqda Jirto in lesku sheego la aqbalo wa guushoo la gaaro 💯%50❗✌️waxay kasoo wada jeedan reer oo ah reer Somaliland sheegto 👂👀👇

25/01/2026

Guushu waxa ay u sugnaatay mu’miniinta || Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil.

18/01/2026

Midkiiba 30,000 oo dollar ayey Soomaaliland ku qiimaysay,Dhalinyaradii ku xasuuqday Boorama.

17/01/2026

Xafladii Caleemo saarka Firdhiye ee ka dhacday Laas -Caanood..

17/01/2026

Madaxweyne Xasan Sheekh “Laascaanood waxaa loo aqoonsaday caasimadda midnimada Soomaaliyeed.”

16/01/2026

Madaxwayne Xasan Shiikh Oo laascano soogaray

16/01/2026

MW Xasan Sheekh oo si cajiib loogu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood🇸🇴

16/01/2026

Xasan oo Hawada Laasacanood kusoo jira ✈️

15/01/2026

Caleemasaar aan h**e loo arag iyo calankii dheeree ee reer laascaanood.

Address

Borama
BORAMA

Telephone

+4523863013

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Borama Just Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Borama Just Media:

Share