
18/12/2024
Maanta waxa la weeray gurigii Ugaas A.Rashid Ugaas Rooble Ugaas Doodi waxana weeray xabashi ayey in badan is ku haysteen gurigaa gurigaa waxaa daganaa hablo walalo yihiin way wada laayeen hablihii qaarna waa waa la xidhay