Awdal Network

Awdal Network Samaroon runta ma jeclee runta qadhaadh noogu imow

WIIL CIISE AH Borama waxa iska leh 12 HABAR cafaan har ahan  MUUSEFIN KUWA KALE DHULKOODI KA SO QAXEEN BORAMA KUSO WADA ...
24/04/2023

WIIL CIISE AH
Borama waxa iska leh 12 HABAR cafaan har ahan MUUSEFIN KUWA KALE DHULKOODI KA SO QAXEEN BORAMA KUSO WADA URUUREN.

Nabadid TV πŸ“Ί iyo Sheekada Borama

Deegaanada beelaha muuse FIIN DAGI AWDAL KALIYA KULA JIRAAN ETHIOPIA IYO DJIBOUTI BORAMA DADKII ASAASEY DEGAANKA SAX DA ...
22/04/2022

Deegaanada beelaha muuse FIIN DAGI AWDAL KALIYA KULA JIRAAN ETHIOPIA IYO DJIBOUTI

BORAMA DADKII ASAASEY DEGAANKA SAX DA KU AHA SAMAROON KALE KUSO DHAWEEYEY BEELAHA MUUSEFIN
BORAMA
1.holholka
2.asha cado
3 waraqa
4 dagma laqas
5 maraalay
6.cadaad
7.weeraar
8.hangary
9fadhi xun
10. Dibira wayn
11. Abdi geedi
12.cige Cade
13.abase dhaadheer
14. Xeego

Meelaha ay wadaagan samaroon kale waxa kamid ah
1.abuqays
2.cuna qabad
3 .abase gaagaab
4.caro garanuug
5.xaliimaale

Hadii ay Borama tahayBiladii cilmiga iyo guriBarwaqo a hadii ay tahayBaxsan iyo beertii aqoonta iyoBartii lagu beray nab...
20/07/2021

Hadii ay Borama tahay
Biladii cilmiga iyo guri
Barwaqo a hadii ay tahay
Baxsan iyo beertii aqoonta iyo
Bartii lagu beray nabada
Borama allow kadhig
Beled barwaqo

Ciid wanagsan dhaman rer awdal

Boorama Magaalo Qayrkeed Ka Hadhay Dad Aan udhalana Maamulaan bay noqotay 5 sano oo murugo,mugdi iyo dib udhac ah baa U ...
14/07/2021

Boorama Magaalo Qayrkeed Ka Hadhay Dad Aan udhalana Maamulaan bay noqotay 5 sano oo murugo,mugdi iyo dib udhac ah baa U bilaabmay magaalada borama.

Magaalada Dad aan u dhalan markay maamulaan qayrkeed bay ka hadhaa waayo cida kaliya ee magaalada lexejeclo kaleh waa dadka udhashay ee deegaanka ah, soo galaytigu intuu ka shaqaysto ayuu bari markuu dagaal dhacona aayar kaaga carari magaalada.

Borama Cidna uma Maqna Ceelna uma qodna Caadiloow allow Ciilka kasaar.

Dhalinyara Borama vs Dhalinyarada BurcoDhalinyarada Reer Burco horumar iyo guulo waawayn bay kasoo hooyeen Dhinac walba ...
12/07/2021

Dhalinyara Borama vs Dhalinyarada Burco

Dhalinyarada Reer Burco horumar iyo guulo waawayn bay kasoo hooyeen Dhinac walba oo nolosha ah waliba gaar ahaan youtubeka dhalinyarada burco 100kun oo qof kabadan baa kuwada xidhan youtube yadooda waa horumar wanaagsan.

Magaalada borama dhalinteedii cuqdad baa qayrkood kawada reebtay Waa Magaalo Ilaahay Nacay Xasadka,Sixirka iyo Xan bay ilahay kaga fogaadeen qayrkoodna kaga hadheen Dhalinta magaalada boorama uso kacda suuqa doqonka ayay wada fadhiistaan Xan iyo hebel Xumaantiisa baadh mooyee wax kalena lama fadhiistaan suuqaaa mid faaiido leh ma jiro youtubeka hadaad fiirsato wiil reer borama ah oo xitaa 10Kun qof kuxidhanyihin arki maysid siday isku xaasidayeen cuqdadna caloosha iskugu wada hayeen bay qayrkood ka hadheen.

Magaalada borama dhalinta iskadaaye Sheekhooga ayaa cuqdad qaba xaasidnimaduna lafaha kaga jirtaa xaafad walba xaafada jaarka ee kuxigta ayay xamanaysaa horumarkana udiidaysaa

Madaxweynihi h**e somaliland axmed maxamed maxamuud siilanyo Alle cimriga iyo cafimaadkaba ha u barakeeyo ❀️
12/07/2021

Madaxweynihi h**e somaliland
axmed maxamed maxamuud siilanyo Alle cimriga iyo cafimaadkaba ha u barakeeyo ❀️

Bal kan Ishqi ka jaahilsan ee waliba isla toosan ila eega waan kuu cudur daarayaa kulahaa wuuba isla toosanyahay wuxu so...
10/07/2021

Bal kan Ishqi ka jaahilsan ee waliba isla toosan ila eega waan kuu cudur daarayaa kulahaa wuuba isla toosanyahay wuxu soo sawirtay xitaa ee googleka uu ka baadhay xitaa Micnihiisa mafahmayo wax aanad fahmayn dad lagulama doodo.

Ardayda Jaamacada awdal ka qalanjabisa waa kuwan Journal iyo journalist kala saari garan la ee waliba indho adayga isla toosan ee kula sii murmaya meeshan waxba laguma bartee qadada uunbaa lagu sugaa malaha.

Ninkan wuu baxsaday xitaa commentkii wuu delete garaystay jaahilnimadisa markuu is aqoonsaday journal iyo journalist buu kala garan laayahay wuxu kudoodayo xitaa xabad kalmada k**a fahmayo jaamacadna waan dhameeya buu leeyahay yaab badanaa.

Ninkan Journal iyo Journalist baa iskaga qaldantay, Suxufi Ishqi Journal kulahaaa wuxu miyuuna waxsoo Baranba waa yaabe ...
09/07/2021

Ninkan Journal iyo Journalist baa iskaga qaldantay, Suxufi Ishqi Journal kulahaaa wuxu miyuuna waxsoo Baranba waa yaabe ma caasha qushi baa wax soo bartay hadaba, wariyayaasha awdal sobobtay meel lagaadhi laayihin waa waxanoo kale.

Journal= Waa Journalka la akhristo.

Journalist= Waa Qofka waryaha ah ee journalka soo qora.

Suxufi ishqi Journal kulahaa kkkkkkk ,

waryayaasha gobolkii aqoontu waa kuwan

Samaroon Siciid Waxa ugu Ilbaxsan Reerka La dhaho Muusefiin Waa reerka kaliyee Qabyaalada Samaroon Dhexdooda kor uga bax...
08/07/2021

Samaroon Siciid Waxa ugu Ilbaxsan Reerka La dhaho Muusefiin Waa reerka kaliyee Qabyaalada Samaroon Dhexdooda kor uga baxay een tolka kala qaybin dibna ugusoo noqon marka laga imaado fajida samaroon isku dhigayo oo ay iska difaacaan waa Reerka Kaliyee Samaroon Ee aanad k**aqlayn Rer Hebel baan ahay, si ilbaxnimo leh Bay kuula soconayaan 10 Sano hadaad Sxp tihiin Xitaa kuwaydiin maayaan Qolomaadtahay.

Samaroon dhamaantii maanta Borama anaa leh buu wada leeyahay waligaa arki maysid Muusefin borama kuu sheeganaya oo leh anaa leh iyagoo waliba magalada loogu imid inta ubadana kadaga hadana ma sheegtaan waa reerka kaliyaa qabyaalada Samaroon dhexdeeda ka koray.

Libinta waalaysku qiraaye Muusefiin Ilbaxnimada Haloo qiro Reerka kaliyeen Samaroon dib ugu soo noqon een kala qayqaybin tolka weeyi.

Waxan arkayay odaygan waalan oo maanta degmo laqas iska xisaabsanaya war bal ilmaderayaal odaygan   halay waydiiyo goort...
26/06/2021

Waxan arkayay odaygan waalan oo maanta degmo laqas iska xisaabsanaya war bal ilmaderayaal odaygan halay waydiiyo goortay Cismaan guulo Degmo laqas yeelatay.

Degmo laqas sidan baa lookala dagaa.

85% Muusefiin/Reer Cabdi.
7.5% Cismaan guulo.
7.5% Others

Odaygan waashay bal wax haloo sheego siduu degmo laqas usheeganayo yaan lagu dhex dilin meeshee.

Tolaay mar buu ahaa Aqoonyahanka Somali ugu magaca wayn maanta giitaar bay wada sitaan Music Boy(Laab Dilaac) 🎻🎺πŸ₯πŸŽΉ.Ilaah...
21/06/2021

Tolaay mar buu ahaa Aqoonyahanka Somali ugu magaca wayn maanta giitaar bay wada sitaan Music Boy(Laab Dilaac) 🎻🎺πŸ₯πŸŽΉ.

Ilaahay umadda kaa dhex saar baan maqli jiray.

Hodan Riiraash Aabaheed ayaa maayir ka noqdey Gabiley sagashamadkii, hadana Xaajigeda ayaa Burco maayir ka noqdey, dhawa...
21/06/2021

Hodan Riiraash Aabaheed ayaa maayir ka noqdey Gabiley sagashamadkii, hadana Xaajigeda ayaa Burco maayir ka noqdey, dhawaana walaalkeed ayaa maayir u cararay Gabiley, qoys ruuxda maayirnimadu la socoto ayay kasoo jeeda.

Address

Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awdal Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Awdal Network:

Share