Qaalib Media

Qaalib Media خــــــــــــيرُ النّـــــــــــاس أنـــفُــــعـــــــهـــم للــــــــــــــنّاس

15/02/2025

🧏

“Namiimyuhu Jannada ma galo diraa diraaluhu jannada ma galo xitaa haddii aad run sheegayso runtaasa naar lagu galaa waay...
12/11/2024

“Namiimyuhu Jannada ma galo diraa diraaluhu jannada ma galo xitaa haddii aad run sheegayso runtaasa naar lagu galaa waayo waa run u jeedkeedu yahay inaad Dadka isku dirto.”

Sheekh Mustafe Xaaji Ismaacil Haarun.

Weriye u shaqeeya Tnt Sports ayaa Cristiano Ronaldo weydiiyey Suaal sarbeeb ahayd oo uu ku durayo Islaamka,Suaashan ayaa...
04/09/2024

Weriye u shaqeeya Tnt Sports ayaa Cristiano Ronaldo weydiiyey Suaal sarbeeb ahayd oo uu ku durayo Islaamka,Suaashan ayaa sidan u dhacaysay .

Waxaad ka Ciyaartaa Horyaalka Sucuudiga,Miyaadan Diiqad iyo Ciriiri ku dareemin Joogista Dal Muslim ah iyo Nolol wada Islaam ah ?

Ronaldo ayaa Suaashaas uga falceliyey si aanuu Jeclaysan oo uu ka Naxay Weriyihii TNT Sports,Wuxuuna CR7 ku Jawaabay sidan .

" Idinku Miyaydinaan Diiqad iyo ciriiri ku dareemayn Caruurta yaryar,haweenka iyo waayeelka aan waxba galabsan ee maalin kasta lagu Laynayo Qaza .

Qofkii damiir leh oo aan xaqiiqda iska indho tirayn maanta meel kale oo aan Qaza ahayn kuma dareemayo Diiqad iyo Ciriiri .

Sucuudiga intaan joogey wax aan dhibsado ma arkin,maamulka iyo Bulshadu sifiican ayay ii soo dhoweyeen oo iila dhaqmeen .

Hal wax ayaa igu cusub halkan,Waxaan arkaa dad markasta iska faraxan,aniguna sidooda oo kale ayaan noqday qof faraxsan markasta .

Halkan jawigu markasta waa degan yahay,kama dhacaan falal dambiyeedyo,Sucuudiga Cunto aad u badan ayaa laga cunaa,aniguna cuntada waxyar ayaan ka cunaa,Farqigaas keliya ayaa noo dhexeeya "

Abdirizak Jubba.

31/07/2024

"Ismaciil Haniya wuxu igu yidhi Masjidka AQSA ayaad imaam ka noqonaysa" Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi.

Mashallaah: Aniisa Cabdi oo 14 jir ah ayaa kaalinta koowaad ugashay tartanka Qur'aanka kariimka 30ka Juz oo lagu qabtay ...
29/07/2024

Mashallaah: Aniisa Cabdi oo 14 jir ah ayaa kaalinta koowaad ugashay tartanka Qur'aanka kariimka 30ka Juz oo lagu qabtay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka.

Waxaa la guddoonsiiyey Baabuurkan qaaliga ah oo ah 2024 Toyota RAV4.

25/07/2024

Cajiib !!
Bal qisadan dhagayso,sh Mohamed idiris
Caqligii wanaagsani garaad inuu karoon yahay
Bal eegoo ufiirsadaa.

Faras bad iyo dayax 🐎 🌊  🌔 🩶
23/07/2024

Faras bad iyo dayax 🐎 🌊 🌔 🩶

16/07/2024

Soonka maalinta cashuura.

Waa dhisme ku yaala Khartoum Sudan, xilligii h**e ee nabaddu jirtey, sida uu ahaa iyo hadda oo colaadi jirto, sida uu no...
22/04/2024

Waa dhisme ku yaala Khartoum Sudan, xilligii h**e ee nabaddu jirtey, sida uu ahaa iyo hadda oo colaadi jirto, sida uu noqday.

Juba TV.

09/04/2024

𝘾𝙞𝙞𝙙 𝙢𝙪𝙗𝙖𝙖𝙧𝙖𝙠 𝙙𝙝𝙖𝙢𝙖𝙖𝙣 𝙪𝙢𝙖𝙙𝙖 𝙞𝙨𝙡𝙖𝙖𝙢𝙠𝙖 𝙢𝙚𝙚𝙡𝙠𝙖𝙨𝙩𝙖 𝙤𝙤𝙙 𝙟𝙤𝙤𝙜𝙩𝙖𝙖𝙣
𝙄𝙡𝙖𝙖𝙝𝙖𝙮 𝙘𝙞𝙞𝙙𝙚𝙚𝙙𝙖 𝙘𝙖𝙖𝙛𝙞𝙢𝙖𝙖𝙙 𝙦𝙖𝙗 𝙝𝙖 𝙞𝙣𝙖𝙜𝙪 𝙜𝙖𝙖𝙙𝙝𝙨𝙞𝙞𝙮𝙤"

Address

Borama

Telephone

+252633193654

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaalib Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qaalib Media:

Share