Adal Media

Adal Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Adal Media, Media/News Company, borama, Borama.

04/12/2023

Degdeg: reer Awdal o dagal u diyar garobaya iyo fariimihii u danbeysey ee lo direy reer binu axmed

04/11/2023

Wiil ka tiirsan dhaliinta gobolka Borama ee Awdal State of Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด :
"Prof Axmadoow haddii laguu joojin waayo Qoriga qaata hadi na tidhado diyaarbaan u nahay ma na hor galaysaa?"

Horumarka Soomaaliland sheegtay in gaartay 32 Sano iyo Sida uu gobolka Awdal uga faro madhanyahay oo Sawira buuxa ka bix...
03/11/2023

Horumarka Soomaaliland sheegtay in gaartay 32 Sano iyo Sida uu gobolka Awdal uga faro madhanyahay oo Sawira buuxa ka bixinaya xaalada gobolada Awdal State of Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Sideed u arragtaa xaladaas ? Jawabtu wa horgalada ee umadadooda Gadabuursi uu naxeyn

Qadiyadayadu   wa mid xaqa oo salka Ku haysa Cadaalad iyo rabitanka dadkayaga. Ilahay Wuxu balan qaaday in xaqu guulaysa...
03/11/2023

Qadiyadayadu wa mid xaqa oo salka Ku haysa Cadaalad iyo rabitanka dadkayaga.

Ilahay Wuxu balan qaaday in xaqu guulaysanayo, dulmiguna uu jabayo haba raage.

Si wayn bay qadiyadan u guulaysan doonta si xuna way ugu Jabi donan somali diidku iyo dabagalisyadu

Shalay daarood anagaa Dili jirney Maanta-Gadabuursi waad Kibirteen maxaa idinka maqan Tviga iyo Abwaanka u Qaabilsan Cey...
03/11/2023

Shalay daarood anagaa Dili jirney

Maanta-Gadabuursi waad Kibirteen maxaa idinka maqan

Tviga iyo Abwaanka u Qaabilsan Ceyda Dadka hartiyeed iyo umada Gadabuursi

Waan soo Dhaweynayaa Shidaalka Abwaan ku jare thanks sxb Tviga sahan shaqada inoo wada

Wasiirka Maaliyadda Somaliland,"Maalin kasta dagaalkii Laascaanood waxaa nagaga bixi jiray Laba Milyan oo doollar, wixii...
03/11/2023

Wasiirka Maaliyadda Somaliland,"Maalin kasta dagaalkii Laascaanood waxaa nagaga bixi jiray Laba Milyan oo doollar, wixii innagu dhacayna ma aha wax laga sheekayn karo; waxa ay la mid yihiin wixii ku dhacay Israa'iil."

What's your reaction to this umada Gadabuursi iyo somali maxamed

Geesi gobaannimaa deeqda โœŠ๐ŸผUgass cabdirashid Ugass Robleh Ugass Doodi.Sharaf iyo karamo ku nolow mar walbana garabkaga a...
21/10/2023

Geesi gobaannimaa deeqda โœŠ๐Ÿผ
Ugass cabdirashid Ugass Robleh Ugass Doodi.
Sharaf iyo karamo ku nolow mar walbana garabkaga ayan taaganahey ๐Ÿ™๐Ÿผ

16/10/2023

a positive speech from our representative in the parliament of Somalia his excellency Mr. Ayoub Ismael Yusuf of the revolution of his people of Awdal and the port of Seylac.

16/10/2023

Wa sualaha la rabo iney ogadan dadka reer Awdal hadi ee raban besha issaq.

War saxafadedka ka so baxey Awdal State Movement maxey uu giilgiishey besha issaq ?

Maxasee manta ku kalifey besha issaq iney somalinimo shegato iyaga oo ku farxaa qaraxa Somalia ka dhaca iyada oo waliba eeynu wada ognahey iney hogamiyeyaal ka yihin argagixiisada al shabab ?

Ninka (Dr Abiye) manta dhulkeyga (Seylac) maalgashanaya muxusee uu dhimey ?

Manta besha issaq maxey uga so horjeda horumarka dhulka qomiyada baladhan ee Gadabuursi ?

๐Ÿ”ด Breaking News : Wafdi heer sare ah oo ka socda dhaq-dhaqaaqa Awdal State oo uu hoggaaminayo Ugaas Cabdirashiid Ugaas R...
15/10/2023

๐Ÿ”ด Breaking News : Wafdi heer sare ah oo ka socda dhaq-dhaqaaqa Awdal State oo uu hoggaaminayo Ugaas Cabdirashiid Ugaas Roobleh Ugaas Doodi ayaa shalay gaaray magaalada Addis-Ababa. Waftiga ayaa la kulmay soo dhawayn diiran. Waxaa ay wada hadal la yeelan doontaa bahwadaagta danta Awdal iyo dadkeeda.

War farxad leh aya so socda dadka reer Awdal ku bishareysta inshallah. Guul iyo Gobanimo โœŠ๐Ÿผ

15/10/2023

Dilal qorsheysan oo intan danbe ka socota casimada Awdal ee magalada borama marka laga yimado dilalki xebaha seylac iyo lughaya ee Awdal maxeysee tahey sababta lo leynaya dad an waxba galabsan ?
Ma la joga wakhtigii la iska dhiciin laha cadowga somali didka ah ?
Maxeysee tahey qorshayasha la ino so wado ?

Wa suยดalaha la rabo iney ogadan dadka reer Awdal.

Dr Cheikh Abdirahman Barkhad God oo ah culimada ugu waweyn (Alla weynee) dalka Djibouti una dooda xaquuqda umada reer Dj...
15/10/2023

Dr Cheikh Abdirahman Barkhad God oo ah culimada ugu waweyn (Alla weynee) dalka Djibouti una dooda xaquuqda umada reer Djibouti.

Address

Borama
Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share