04/06/2026
DEG DEG:Ciidanka Dowlada oo ku hubeysan Beebayaal ayaa udhaqaaqay Guriga Sheikh Shariif ka dagay Mirinaayo.
Sheikh Shariif ayaa diiday inuu hubkiisa iyo Ciidanka udagaalamaya ku wareejiyo Dowlada waxaana arintaasi ay keentay in Ciidan farabadan loo diro...see more