Boon Tv

Boon Tv BOON TV, Waxaan Kusoo Gudbina Warar Somaalida Xili Walba Iyo Xaalad Walba. Boon Tv
(3)

04/08/2026

Maxaabiistii Gadabuursi oo Hada Soo Hadlay. DHEH

04/08/2026

Ragii Lagu Afduubay Lawyocado Shalay oo Hada Soo Hadlay. DHEH

04/08/2026

Ragii La Afduubay Shalay oo Hada Soo Hadlay

03/08/2026

Maanta Waxa Lagu Qabtay Geerisa Shirka Nabada , Cawana Waxa La Gubay Guryihii Gadabuursi.

1.Ma Dawladaan Daacad Ka Ahay?
2.Ma Gadabuursiga Geerisa Degan Ayaa La ogaaday inaanay Waxba Samayn Karin?
3 . Taliska Millatry ga Geerisa ee fadhigiisu Geerisa , ee uu h**e u haysanayay ina xadhuun , Awoododana la garanayo xalaadan ma kuwa guriyaha gubaya ayay la socdaan , waayo ma odhan karo
awood ka badan baa jirta ?

Adiga Maxay kula tahay hadad tahay Gadabuursi?

03/08/2026

Xaflada Suldaanka Guud Ee Beelaha Makaahiil /Gadabuursi

03/08/2026

Gadabuursi Nimaan Aqoon Baa Damca , Ciisow

03/08/2026

Dhulkayga Cidna U Daba Fadhiisan Mayn , 4-ta Oday Ee Shirka Geerisa Tagay Ma Metelaan Gadabuursi

~Abwaan Mukhtaar Bakaal

"

pag

03/08/2026

Abwaan Muktar Bakaal Oo Si Adag Uga Hadlay SHIRKA GEERISA..... DHEH

01/08/2026

Madaxweyne Cirro oo 24 xabo oo mishiinada kalyaha sifieeya dhakhtarka weyn Hargaysa ku wareejiyey.

Maxaa loo kala jeclaysanayaa Garoowe iyo Muqdisho, iyadoo labaduba ay Soomaaliya ka tirsan yihiin? 🇸🇴Haddii Garoowe lala...
31/07/2026

Maxaa loo kala jeclaysanayaa Garoowe iyo Muqdisho, iyadoo labaduba ay Soomaaliya ka tirsan yihiin? 🇸🇴

Haddii Garoowe lala dabaaldegi karo, maxaa aniga ii diidaya inaan Muqdisho la soo dabaaldego.?

Siyaasi Abdirizak Gorayo

Address

Bile Road
Borama
1234

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Boon Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category