Voice of Somaliland

Voice of Somaliland daily news based on somali community

26/10/2025

War Deg Deg Ah Kudhawaad Tobanaan Gaadiid Gurmad Ah ayaa Kusii Qulqul Degaanka Geerisa ee Gobolka awdal

Deg-deg: iska hor imaad caawa ka dhacay deegaanka Geerisa ee degmada Lughaya gobolka Awdal ayaa u dhexeeya dadka walalah...
26/10/2025

Deg-deg: iska hor imaad caawa ka dhacay deegaanka Geerisa ee degmada Lughaya gobolka Awdal ayaa u dhexeeya dadka walalaha wada degan magaaladaasi. Waxna arrintani ka dhalatay Rabshad ay sameeyeen qaar ka mida dhalinyarada beesha Ciise ee deegaanka Geerisa degan,Waxna Khasaare maaliyadeed la gaadhsiiyey goobo ganacsi oo la doonayey in b**b laga gaysto baastoolado hubna loola gallay mid ka mida xarunta ganacsi,balse dhinaca kale ayaa iyaguna iska difaacay b**bka, sida uu sheegay goob jooge ku sugan Geerisa.
Dhawaaqa rasaas xoogan ayaa magaalada gudaheeda laga maqlay, Sidoo kale waxa dhawac dhagaaxana loo gaystay ciidamada milateriga Geerisa

Ciidamada Somaliland Ee Saldhiga Gaaska Kowaad ee Gobalada Awdal iyo Salal Ayaa Caawa Dajiyay Xalada Nabadgelyo Magaalada Geerisa oo Ku taala Xeebaha gobalka Awda.

26/10/2025

DEG DEG: Xidigta Jarmalka ayaa hada bilowday dabaaldeg balaadhan kadib markii la joojiyay buuga xeer ciise in lagu qabto saylac

26/10/2025

Rasas ayaa ka bilaabantay magalada Geerisa gobolka salal. 👀

Xukuumada somaliland ayaa joojisay buuga xeer ciise in saylac lagu qabto ❌
26/10/2025

Xukuumada somaliland ayaa joojisay buuga xeer ciise in saylac lagu qabto ❌

26/10/2025

"Nabbada Somaliland inaan ka shaqeyo ayaan u imid , Madaxweynuhu roog casbuu noo dhigay." Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi.

26/10/2025

mudahaarad

Dhalinyarada gobolka awdal  iyo dareenka arinta
24/10/2025

Dhalinyarada gobolka awdal iyo dareenka arinta

Diyaar-galowga xaflada  buuga xeer ciise  ayaa si wayn looga dareemayaa degmada saylac  taas oo dhawan lagu qaban doono ...
24/10/2025

Diyaar-galowga xaflada buuga xeer ciise ayaa si wayn looga dareemayaa degmada saylac taas oo dhawan lagu qaban doono magalada

24/10/2025

Diyaar-garowga Munaasibadda Xeer Ciise ee Bulshada Reer Habaas

23/10/2025

Laascaanood dagaal u dhexeeya dawlada iyo qaad layaasha

22/10/2025

Ciidamada qaranka JSL ee ku sugan magaalada Ceerigaabo.

Address

Bileroad
Borama
1234

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Voice of Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share