Caraale Media

Caraale Media WARBAAHIN MADAX BANAAN. | SOMALILAND. Saxafi Soomaaliyeed Oo Ka Hawl Gala Gayiga Somaliland. Gaar Ahaan Gobolka Awdal, Magaalo Madaxdiisa Borama.

MASHA ALLAH.Roberto Carlos has embraced our noble religion,  .
18/08/2026

MASHA ALLAH.
Roberto Carlos has embraced our noble religion, .

 . πŸ”₯πŸ‘€π‘πŽπƒπ‘πˆ - ππ„πƒπ‘πˆ- ππ„πƒπ‘πˆ - π‘πŽπƒπ‘πˆ.Real Madrid fans, get ready for the best midfield in the world. πŸ’―
16/08/2026

. πŸ”₯πŸ‘€
π‘πŽπƒπ‘πˆ - ππ„πƒπ‘πˆ- ππ„πƒπ‘πˆ - π‘πŽπƒπ‘πˆ.

Real Madrid fans, get ready for the best midfield in the world. πŸ’―

π—ͺ𝗔π—₯π—šπ—˜π—Ÿπ—œπ—‘:Shirkadda Korontada Awdal waxay ku wargelinaysaa shacabka Boorama in roobabkii iyo dabaylihii maanta ay waxyeel...
04/08/2026

π—ͺ𝗔π—₯π—šπ—˜π—Ÿπ—œπ—‘:

Shirkadda Korontada Awdal waxay ku wargelinaysaa shacabka Boorama in roobabkii iyo dabaylihii maanta ay waxyeello u geysteen qaybo ka mid ah Birahah iyo Xadhkaha korontada, taas oo sababtay hakad ku yimid adeegga laydhka.

Kooxaha farsamada ayaa si degdeg ah uga shaqaynaya dib-u-hagaajinta cilladaha, waxaana lagu dadaalayaa in adeegga dib loogu soo celiyo sida ugu dhakhsaha badan.

Waxaan shacabka ka codsanaynaa inay ka fogaadaan fiilooyinka ama qalabka korontada ee waxyeelladu gaadhay, isla markaana ay shirkadda ku soo wargeliyaan haddii ay arkaan meel halis ah.

Waxaan uga mahadcelinaynaa macaamiisheena dulqaadka iyo wada shaqaynta.

β€” Maamulka Shirkadda Korontada Awdal.

04/08/2026

WAR MURTIYEED.
Goobta iyo Goorta la caleemo saarayo, Suldaanka guud ee Beelaha Makaahiil Sul.Maxamed Suldaan Saleebaan.

04/08/2026

"Qurbo-Joogta Gobolka Awdal waa lafdhabarka nolosha Bulshada Borama, waxan idinku soo dhaweynayaa magaaladii Borama oo horumar balaadhan ku talaabsatay."

Nuxurka Khudbada, Maayar ku xigeenka magaalada Borama ahna ku simaha Maayarka Mudane Axmed Cali Xaddi oo si rasmiya u furay Shirka Todobaadka Qurbo-Joota JSL oo ay marti ku yihiin Qurbo-Joogta Gobolka Awdal.

SAWIRO: Xafladda shaacinta Caleemo saarka  Suldaan guud ee Beelaha Makaahiil ahna Suldaanka reer Nuur Maxamed Suldaan Sa...
04/08/2026

SAWIRO: Xafladda shaacinta Caleemo saarka Suldaan guud ee Beelaha Makaahiil ahna Suldaanka reer Nuur Maxamed Suldaan Saleebaan.

04/08/2026

Xaflada shaacinta, Caano-shubka Suldaanka Guud ee Beelaha Makaahiil Suldaan Maxamed Sul Saleebaan oo maanta la isku arkay Borama.

SAWIRO PART 1.Shirka Todobaadka Qurbo-Joogta Somaliland oo ay marti ku yihiin Qurbo-Joogta Gobolka Awdal oo saaka si ras...
04/08/2026

SAWIRO PART 1.

Shirka Todobaadka Qurbo-Joogta Somaliland oo ay marti ku yihiin Qurbo-Joogta Gobolka Awdal oo saaka si rasmiya uga furmay magaalada Borama.

🌍

Address

Shacabka
Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caraale Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Caraale Media:

Shortcuts

Share