Omar Hayne Page

Omar Hayne Page Kala soco Page-kan Warar,Warbixino,Barnaamijyo iyo waxyaabo ku xiiso galiya

02/02/2025

Wasiirka Gaadiidka iyo Maareeyaha Hey'adda Wadooyinka oo dar-dar shaqo gobolka Awdal ka billaabay

02/02/2025

Mashruucii ugu muhiimsanaa Ballanqaadkii 100-ka cisho ee Madaxweyne Cirro oo Boorama ka billaabmay

28/01/2025

Dhismaha jidka Xaafadda Sheed-dheer ee Magaladda Boorama oo la dhammeystiray

25/01/2025

"Bari iyo Galbeed Hoo Sii gaadhsii" Nin meherad Boorama ah ka dejiyey calanka Jamhuuriyadda Somaliland

13/01/2025

Xarunta Dhaqashada Digaagga iyo Calafka Xoolaha Hillaac ee degmadda Harawo oo xadhiga laga jarey

Waxa Xadhiga laga jaray xarunta dhaqashada digaagga iyo calafka xoolaha Hillaac ee degmadda Harawo, Xaruntan ayaa lagu m...
13/01/2025

Waxa Xadhiga laga jaray xarunta dhaqashada digaagga iyo calafka xoolaha Hillaac ee degmadda Harawo, Xaruntan ayaa lagu maalgaliyey in kabadan 16 Milyan oo Birr, Taasi oo uu hirgaliyey Cabdiraxmaan Cumar Sheekh Ibraahim oo ah Mulkiilaha xarunta Digaagga iyo Calafka Xoolaha Hillaac.

Munaasibadda furitaanka waxa kasoo qeybgaley masuuliyiin kala duwan oo heer deegaan ah kuwaasi oo uu hoggaaminayo Wasiirka Xafiiska Horumarinta Xoolo-dhaqatada Deegaanka, masuuliyinta maamulka gobolka Faafan, kan degmadda Harawo, Qurbajoogta maalgaliyay Mashruuca iyo waxgaradka degmadda Harawo.

07/01/2025

"Daanta Saxeexa Originalka leh ayaan kasoo jeeddaa" Waysoqabka

06/01/2025

"Magaaladda Qeyb ayaa bannaan Dad Degga ayaan doonay" Dhallintii Ceerigaabo oo is wareysatay

Dhakhtarka Afka iyo Ilkaha ee Boorama Dental Care wuxuu bulshadda usoo bandhigayaa Qiimo Dhimis ah 30% Dhammaan Adeegyad...
05/01/2025

Dhakhtarka Afka iyo Ilkaha ee Boorama Dental Care wuxuu bulshadda usoo bandhigayaa Qiimo Dhimis ah 30% Dhammaan Adeegyadda kala duwan ee dhakhtarku fuliyo, Hospital-ka oo looga bartey Hufnaanta iyo raalligelinta macaamiisha ayaa Fursaddan ugu talo galey in Bulshadda Qaybaheedda kala geddisan ay ka faa'idaystaan inta u dhaxeysa 05 JANUARY illaa 05 FEBRUARY 2025.

Wuxuu ku yaallaa Aga-gaarka Hotel Rays ee magaaladda Boorama, Faah-faahinta kala xidhiidh 063-4541337 - Whatsapp : 063-6094310

05/01/2025

"Habarjeclo maxaa Dan u Ah Hargeysa Club waa Aqalkii Martida" Baarqabka oo Tolkii farriintan usoo direy

04/01/2025

"Soo Soco iikeen Qaniimadda" Mid kamida Dhallinyarta ku nool Ceerigaabo

03/01/2025

"Miyey ku illaaween Haddaan Xado miyey i Ogaanayaan" reer Ceerigaabo oo Taaladdii Jacaylka Hargeysa la yaabay

01/01/2025

"Qof Huwanta iska celiyaa loo baahan yahay Suldaan Sabeyste.." Dhallinyartii Ceerigaabo oo farriintan soo dirtay

01/01/2025

"Lama Degaan Waraabuhu Deyrka kasoo dhacayo ayey Geeyeen" Ardaa iyo muuqaalkii ugu qosolka badnaa

30/12/2024

"Annagu ma Yaacno laakiin iyagu way Carari doonnaan" Reer Ceerigaabo oo soo hadley caawa

30/12/2024

"Anigoo Hablo hormaraya ayaan Dhacay" Ardaa oo ka sheekeeyey Sheeko qosol badan oo ku dhacday

30/12/2024

Dhallinyarradan oo Beesha Arab soo taageerray Maxaad kula talin lahayd

29/12/2024

"Waanu Weydiinnay uu Cadhooday" Soo qabo Hotel-kan qof Lacag lagu weydiiyey oo cadhooday

Address

Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Omar Hayne Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share