BAARI UMRAH & HAJJ

BAARI UMRAH & HAJJ Sharaf ayay ii tahay inuu nagu biiro qof sidada u qiimo badan. πŸ™

23/04/2025

𝑴𝒂 π’Žπ’–π’…π’‚π’ π’šπ’‚π’‰π’‚π’š π’˜π’‚π’‚π’π’Šπ’…π’Œπ’‚π’‚π’ˆπ’Šπ’Š π’ˆπ’†π’†π’“π’šπ’π’π’…π’‚π’š π’Šπ’π’‚π’‚π’… π’Œπ’‚ 𝒅𝒂𝒃𝒐 π’ˆπ’‚π’šπ’”π’ π’„π’‚π’Žπ’‚π’ 𝒖𝒖 𝑱𝑨𝑡𝑡𝑢 π’Œπ’– π’Žπ’–π’•π’‚π’šπ’”π’‚π’ π’Œπ’‚π’“π’.
𝑼𝒏𝒂 𝒏𝒐𝒒𝒐𝒕𝒐 π’Žπ’‚π’π’Šπ’‰π’Šπ’Š π’˜π’‚π’π’‚π’‚π’ˆπ’”π’‚π’π’‚ 𝒆𝒆 𝒖𝒖 π’Œπ’‚ π’‡π’Šπ’π’‚π’šπ’†π’š π’Šπ’π’‚π’‚π’… 𝒖 𝒏𝒐𝒒𝒐𝒕𝒐.

β€œπ’€π’‚π’‚ 𝒓𝒂𝒃𝒃 𝒖 π’π’‚π’™π’‚π’“π’Šπ’Šπ’”π’ π’˜π’‚π’‚π’π’Šπ’…π’Šπ’Šπ’π’•π’‚π’šπ’‚π’…π’Šπ’Š π’ˆπ’†π’†π’“π’šπ’π’π’…π’‚π’š.”
π‘¨π’Žπ’†π’†π’ π’šπ’‚ 𝒓𝒂𝒃𝒃 🀲🀲

π‘΅π’‚π’ˆπ’‚π’π’‚ 𝒔𝒐𝒐 π’™π’Šπ’…π’‰π’Šπ’Šπ’…π’‰: 0252 63 4520075

16/03/2025

π‘©π’‚π’‚π’“π’Š π‘Όπ’Žπ’“π’‚π’‰ & 𝑯𝒂𝒋𝒋
____________________

β€œπ‘©π’‚π’‚π’“π’Š π‘Όπ’Žπ’“π’‚π’‰ π’˜π’‚π’™π’‚π’š π’Šπ’…π’Šπ’Šπ’ π’”π’‚π’Žπ’‚π’šπ’”π’‚π’š #𝑸𝑰𝑰𝑴𝑢 #𝑫𝑯𝑰𝑴𝑰𝑺 14π’Œπ’‚ π’„π’Šπ’”π’‰π’ 𝒆𝒆 π’‰π’‚π’…π’‰π’‚π’š π’ƒπ’Šπ’”π’‰π’‚ π’ƒπ’‚π’“π’‚π’Œπ’‚π’šπ’”π’‚π’ 𝒆𝒆 π’“π’‚π’Žπ’‚π’…π’‚π’‚π’ π’‚π’˜π’ˆπ’Šπ’Šπ’”.”
_______________________________________

π‘΅π’‚π’ˆπ’‚π’π’‚ 𝒔𝒐𝒐 π’™π’Šπ’…π’‰π’Šπ’Šπ’…π’‰ #𝑾𝑯𝑨𝑻𝑺𝑨𝑷𝑷 π’Œπ’‚ π‘΅π’–π’Žπ’ƒπ’†π’“π’”π’Œπ’‚ 𝒔𝒉𝒂𝒂𝒔𝒉𝒂𝒅𝒂 π’Œπ’‚π’‚π’ˆπ’‚ π’Žπ’–π’–π’’π’…π’‚.
☎️ +966 568566881 πŸ‡ΈπŸ‡¦
☎️ +252 634520075 πŸ‡ΈπŸ‡΄

15/03/2025
02/03/2025

πŸŒ™ Ramadan Mubarak πŸŒ™

30 Qof oo kaliya ayaanu qabanaynaa oo u fududaynaynaa maadama ay jireen walaalo Ramadan ka hor boosaskii sii qabsaday.

Kamid noqo oo fursadan waalidkaagii geeryooday uga faaiide ama la wadaag walaalaha aad khayr ka la jeceshahay si ay uga faaiidaystaan.

Nagala soo xidhiidh:- 0252634520075

01/02/2025

✨BISHAARO πŸ“£ QIIMO DHIMIS ✨

Fursadan oo aanu dartiin usoo celinay 10 qof oo kaliya usamee cumro waalidkaagii geeryooday, waxaanu kuso diraynaa muuqaalo cadaynaya qabka loogu cumreyeey waalidkaaga.

Nagalasoo xidhiidh:- 0252634520075

16/01/2025

✨BISHAARO πŸ“£ QIIMO DHIMIS ✨

Fursad aan soo laaban doonin usamee cumro waalidkaagii geeryooday, waxaanu kuso diraynaa muuqaalo cadaynaya qabka loogu cumreyeey waalidkaaga.

Nagalasoo xidhiidh:- 0252634520075

Ka faaiidayso.                                     #
11/01/2025

Ka faaiidayso.

#

Inalillah wa inaa ilayhi raajicuun. Samir iyo iimaan alle haka siiyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxday walaal farxiya.
08/01/2025

Inalillah wa inaa ilayhi raajicuun.
Samir iyo iimaan alle haka siiyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxday walaal farxiya.

Waxaa si toos ah inoogu bilaabmay diiwaan galinta cumrada bisha barakaysan. Ogow qof walba oo waalidkiisa loogu cumreeyo...
01/01/2025

Waxaa si toos ah inoogu bilaabmay diiwaan galinta cumrada bisha barakaysan.
Ogow qof walba oo waalidkiisa loogu cumreeyo waxaan usoo dirnaa muuqaal cadaynaya sida waalidkiisa loogu cumreeyey.

Nagala soo xidhiidh +252634520075 63 4520075

Address

Sheikh Ali
Borama
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BAARI UMRAH & HAJJ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to BAARI UMRAH & HAJJ:

Share