Saxafi Wacays Yare

Saxafi Wacays Yare This is the official page of Abdilaahi Daahir Wacays ( Wacays yare ), a somali Journalist.

14/11/2025

“Nabadgelyo darada soo korodhay waxay hakad galinaysaa horumarka gobolka Salal”.Wasiirka Arimaha Gudaha SL oo fariin culus saylac ka soo diray

13/11/2025
12/11/2025
12/11/2025

Wasiir Sheekh Axmed yaasiin oo booqday Maqaamka Sh,ibraahim Saylici.

Ninkaan carabka oo lagu magacaabo Dhaxnuun Bin Zaayid isla markaana ah Amiir ku xigeenka imaarada Abu Dhabi ayaa doontay...
12/11/2025

Ninkaan carabka oo lagu magacaabo Dhaxnuun Bin Zaayid isla markaana ah Amiir ku xigeenka imaarada Abu Dhabi ayaa doontay gabadha David Beckham, wuxuuna gabadha usoo bandhigay;

-Inuu u iibinayo gaariga Mercedes waliba noocii ugu dambeeyay oo dahab ka dameysan.

-Inuu u iibinayo Jasiirad khaas ah oo ay ayada leedahay.

-inuu u dhisayo silsilad Hotelo 5 Star ah kuwaasoo uu uga dhisayo 10 caasimadood oo kala duwan, waxayna kala yihiin; Paris, Miami, Las Vegas, Dubai, Danjah, London, Ibiza Spain, Madrid, Istanbul iyo Bangkok.

-Inuu u dhisayo dabaq dheer oo caalami ah ganacsigana loogu talo galay, isla markaana magaceeda xambaarsan.

Balse Beckham gabadhiisa oo lagu magacaabo Harper Beckhan ayaa ku gacan seyrtay midaas, sidoo kale qoyska Beckham wey diideen in gabadhooda guursato dhaadhaankaas carbeed.

12/11/2025

Wasiirada ku sugan magaalada saylac oo ku guda jira xal u helida khilaafka

11/11/2025

Xildhibaan Maxamed Abiib iyo Xildhibaan Axmed Khaliif Walaaltinimo..❤✌

11/11/2025

Meherkii ugu wanaagsanaa ee lammane dhigtaan ayay marwaan yare iyo Haboon Nuura sameeyeen waan ceel biyood ay sadaqeysan Doonaan..

10/11/2025

Deg- Deg: Wasiirka Arrimaha gudaha oo ka hadlay Buuga Xeer Ciise, sheegayna in ay gacmo shisheeye ka dambeeyaan.

Cajiib: Qaar kamida bajaajlayaasha Boorama oo gaadidkooga ku qoray erayo Cajiiba.Ereygee baad ka heshay?
09/11/2025

Cajiib: Qaar kamida bajaajlayaasha Boorama oo gaadidkooga ku qoray erayo Cajiiba.

Ereygee baad ka heshay?

Degdeg Xukuumada Somaliland oo markale Soo saartay War Cusub.War-Saxaafadeed.Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Amniga JSL, W...
09/11/2025

Degdeg Xukuumada Somaliland oo markale Soo saartay War Cusub.

War-Saxaafadeed.

Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Amniga JSL, Waxay Faraysaa Gudoomiyaha Gobolka Selel, in aan lagu Qaban Karin Gobolka Selel shir aanay ogayn Xukumada Somaliland.

Cidii iclaamisa shir aan ogolaansho ka haysan Xukumada Somaliland, isla mar ahaan taana wax u dhimi kara amniga Qaranka, waxa laga qaadi doonaa talaabo sharciga waafaqsan.

Cid kasta oo isku dayda in ay Iclaamiso ama ku Baaqda shir aan ogolaansho ka haysan xukumada Somaliland, waxa laga qaadi doonaa talaabo sharciga waafaqsan waxana la horgayn doonaa Hay'adaha sharciga.

Wasaarada arimaha gudaha.

09/11/2025

Salaadiinta dhaqanka Samaroon oo Shiraaya.

Address

Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saxafi Wacays Yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share