Tatigada ciyaraha

Tatigada ciyaraha Hoyga kubada cagta falanqaynteda qimaynteda sadalinteda iyo wax walbo la xidhiidha Youtuper

Abay abaay free kick ladhaliyay hee cagtuu kabuuxsaday aryarkaan intee nowada psg kan iyo hakimi inay isku haysato waaba...
05/10/2025

Abay abaay free kick ladhaliyay hee cagtuu kabuuxsaday aryarkaan intee nowada psg kan iyo hakimi inay isku haysato waaba illegal 😮🐐

TaTatigada ciyaraha

Barceloona koox shub Ah inee noqoto sawabteeda  Macalinka Ayaa  iskalahaaMaantana kooxda sida   ee Tahay Isla isaga ayaa...
05/10/2025

Barceloona koox shub Ah inee noqoto

sawabteeda Macalinka Ayaa iskalahaa

Maantana kooxda sida ee Tahay

Isla isaga ayaa swab uah Line_ up iyo Badalada

Oo sameeeyo haduusan kafiirsan Sanadkaan

BBC waanagala baafi doonaa😀

TTatigada ciyaraha

Shalay hal Player ayaa qaybtii 2aad nagu qanciyay bandhig aan Jeclaysanay Waana Alexander Isak.🔥❤️TTatigada ciyaraha
05/10/2025

Shalay hal Player ayaa qaybtii 2aad nagu qanciyay bandhig aan Jeclaysanay Waana Alexander Isak.🔥❤️
TTatigada ciyaraha

🚨 Vinicius Junior ayaa kubbada taabtay 108 jeer wuxuuna dhamaystiray 64 baas kulankii Villarreal waana tiradii ugu badna...
05/10/2025

🚨 Vinicius Junior ayaa kubbada taabtay 108 jeer wuxuuna dhamaystiray 64 baas kulankii Villarreal waana tiradii ugu badnayd abid ee uu kubbada taabto isla markaana uu baas sameeyay Real Madrid hal kulan oo kaliya.🤯

TaTatigada ciyaraha

25/09/2025

-Tatigada ciyaraha


゚viralシfypシ゚viralシ


🚨Xabi Alonso: Ayaa doona in uu isla wararkii kulankii xalay uu kusoo galo kulanka Sabtida ee Athletico Madrid.🇧🇷Vinicius...
25/09/2025

🚨Xabi Alonso: Ayaa doona in uu isla wararkii kulankii xalay uu kusoo galo kulanka Sabtida ee Athletico Madrid.

🇧🇷Vinicius Jr
🇨🇵Mpmepe
🇦🇷Mastantuano

[]

TatigadTatigada ciyaraha

24/09/2025

🚨🚨🚨🔴𝗪𝗔𝗥 𝗗𝗘𝗚-𝗗𝗘𝗚 𝗔𝗛: Giovanni Leoni Waxaa soo gaaray dhawac ACL ah.️💔❌️

- Tatigada ciyarahTatigada ciyaraha

🚨🚨🚨🔴𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚: Liverpool ayaa ku dhow in Qandaraas waqti dheer ah usoo bandhigto Ryan Gravenberch.✅️🤯Heshiiska Ryan Grave...
23/09/2025

🚨🚨🚨🔴𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚: Liverpool ayaa ku dhow in Qandaraas waqti dheer ah usoo bandhigto Ryan Gravenberch.✅️🤯

Heshiiska Ryan Gravenberch Ee Liverpool ayaa hadda dhacaya 2028.

- Tatigada ciyaTatigada ciyaraha

Bishii May ee sanadkan Ciyaartoyada Barcelona oo u dabaaldagaya Horyaalka ayaa ku jeesjeesay Vinicus Jr oo ay kaga maade...
23/09/2025

Bishii May ee sanadkan Ciyaartoyada Barcelona oo u dabaaldagaya Horyaalka ayaa ku jeesjeesay Vinicus Jr oo ay kaga maadeysanayeen in lagaga guuleystay Ballon do’rka iyaga oo u jeeday in uu ku guuleystay Kubada xeebaha.

Sanadkan xidigoodi Yamal isla sidii ayaa ku dhacday oo lagaga guuleystay Balon do’rka Halka Pedri ku dhameystay kaalinta 11aad.

🚨BREAKING: Sergio Busquets ayaa dhawaan xaqiijin doona inuu ka fariistay ciyaaraha. _TTatigada ciyaraha
21/09/2025

🚨BREAKING: Sergio Busquets ayaa dhawaan xaqiijin doona inuu ka fariistay ciyaaraha.


_TTatigada ciyaraha

🚨Ilaa hadda qofna ma garanayo cidda ku guuleysan doonta Ballon d’Or 2025.TTatigada ciyaraha
21/09/2025

🚨Ilaa hadda qofna ma garanayo cidda ku guuleysan doonta Ballon d’Or 2025.

TTatigada ciyaraha

Wararka suuqa marka ay sheekada joogto sadaxdaan wariye wax ka fiicnaa ma jiraan waxayna kala yihiinDavid Ornstein waa k...
08/09/2025

Wararka suuqa marka ay sheekada joogto sadaxdaan wariye wax ka fiicnaa ma jiraan waxayna kala yihiin

David Ornstein waa kan ugu horreeyo mar walba. (Gaar ahaan Newska Premier League)

Fabrizio Romano waa kan ugu warka sugan caalamka oo dhan.

Ben Jacobs asigana labadaas k**a liito, wuxuuna sidoo kale aad ugu fiicanyahay wararka kooxaha Ingiriiska.

Hadaba adiga ahaan midkee toos ugu xirneyd wararkiisana aad ugu riyaaqday?

Fabrizo ugu codee ❤️

Ben Jacobs ugu codee 😂

David Ornstein ugu codee 😮

Aan aragno halka loo bato.
-TaTatigada ciyaraha

Address

2000
Buramo Boorama
2020

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tatigada ciyaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tatigada ciyaraha:

Share