Awdal Archives

Awdal Archives 📜 History | 🌍 Culture | 🎥 Archives

WARGALIN BULSHOShirkada laydhka boorama waxay kaso horjeeda bilicda iyo iftiiminta dagmadu tartanka ay kula jirto caasim...
09/03/2026

WARGALIN BULSHO

Shirkada laydhka boorama waxay kaso horjeeda bilicda iyo iftiiminta dagmadu tartanka ay kula jirto caasimadaha geeska maal galinta xukuumadu ku samaysay shirkadaha isku biiray ee laydhka borama wuxu tacadi iyo culays dhaqaale ku yahey shacabka degmada borama, waxaan baaq dheer u dirayna dhamaan cid walba oo ay khusayso shirkadaasi waxay ka hortimid qorshihii mamulka gobolka iyo kan dagmaduba ka lahayeen in magaladu iftiinto waxa ay jareen dhaman laydhkii wadooyinka iyo kii guryaha hortooda ku yaalay kuwasi oo qayb ka ahaa bilicda dagmada,
Magaladii borama waxay isku badashay mugdi shacabkiina waxa la saaray culays bil walbana laso jaro laydhka ,

GUNAANAD:

Shacabka xariirta ah ee reer borama u dul qaadan maayo dhiigmiiratada bahaloobay inay hoos u dhigan bilicda dagmada waxan u sheegaynaa in waxa ay wax ku yihin uu shacabkaas yahay la,aantoodna aad gaajo u dhiman doontan hadii sida ugu dhakhsaha wax looga qaban waayan cadceeda aad ka iibisan shacabka sii socon mayso.

Esmail Qaani waa ninka kaliya ee ka badbaaday isku day dil 3-jeer ee ay maleegeen Israil iyo Mareykan—Maalinki ladilay m...
01/03/2026

Esmail Qaani waa ninka kaliya ee ka badbaaday isku day dil 3-jeer ee ay maleegeen Israil iyo Mareykan

—Maalinki ladilay madaxii Xisbullah Xasan Nasrallah wuula joogay wuuna bad baaday

—Dagaalkii 12-ka maalmood socday 2025 ee lagu dilay saraakiil sar sare oo Iran ah Qaani wuu joogay wuuna bad baaday

—Duqeentii maanta ee lagu dilay Khamenei wuuka bad baaday.

23/02/2026

Fashilka ay dhexda kaga jiraan mamulka dowlada hoose
Awdal Archives

14/02/2026

#رمضان #الله‌اکبر #القرآن

10/02/2026

Dadka reer Boorama, gaar ahaan haweenku waa gob. Mar walba waxaa ay ku tusayaan naxariistii hooyonimo. Adigoo xaday, oo xilkii kaa saarnaa daryeelkeeda gabay ayay halkay kaala xisaabtami lahaayeen sacab iyo mashxarad ceebtaada ku qarinayaan. Bal Maayirku muxuu u qabtay oo uu ku kasbaday mashxaradooda?
Qashin k**a qaado. Suuliyo uma qodin. Hadh iyo fadhi wanaagsan badidoodu ma haystaan. Xidhiidhka kaliya ee ka dhexeeya dumarkaa iyo Dawladda Hoose waa cashuur maalinle ah.

Qore: xildhibaan radwaan

BAAQ SHACAB
10/02/2026

BAAQ SHACAB



Boorama:- Maalintii ay Dhacday Musiibadii Weynayd !!42-sano ka hor maanta oo kale 30/01/1984-kii maalin Isniin ah, qofki...
30/01/2026

Boorama:- Maalintii ay Dhacday Musiibadii Weynayd !!

42-sano ka hor maanta oo kale 30/01/1984-kii maalin Isniin ah, qofkii dhex-joogay magaalada Boorama weli ma ilaawin wixii dhacay maalintaa.

70-qof ayaa ku geeriyooday weerar culus oo diyaaradaha Ethiopia ku soo qaadeen magaalada Boorama waxana ku dhaawacmay in ka badan 100-qof, dadkii ku shahiiday weerarkaasi xaq-darrada ahaa waxa ka mid ahaa 37-arday iyo 4-macalin.

70-guri iyo qaar ka mid ah dugsiyadii waxbarashada oo ku burburay gantaaladii diyaaradaha xabashida ayaa ka mid ahaa khasaarihii xiligaa soo gaadhay magaalada.

Hadaba maxay ahayd sobobta ay Ethiopia u bartilmaameedsanaysay magaalada Boorama ??

Madaxweyne Cirro ayaa hadda faafiyay sawirradan. Isagoo salaan usoo diray shacabkiisa."Shacabkayga Jamhuuriyadda Somalil...
21/01/2026

Madaxweyne Cirro ayaa hadda faafiyay sawirradan. Isagoo salaan usoo diray shacabkiisa.

"Shacabkayga Jamhuuriyadda Somaliland meel kasta oo ay joogaan waxa aan u soo dirayaa salaan & bogaadin, anniga oo u rejaynaya khayr, nabad, iyo barwaaqo." Ayuu yidhi madaxweyne Cirro.

19/01/2026

Gadabuursi oo ruqaansaday🔥🔥

👀ku hay

Cali xaydh
Xariirad
Hulka
Cabdi Geedi

DOWLADA HOOSE EE BOORAMA Maxaad Ka Ogtahay Khilaafka Wayn Ee Ka Jira Dawlada Hoose Ee Borama.Ma Ogtahay Inuu Jiro Khilaa...
19/01/2026

DOWLADA HOOSE EE BOORAMA

Maxaad Ka Ogtahay Khilaafka Wayn Ee Ka Jira Dawlada Hoose Ee Borama.

Ma Ogtahay Inuu Jiro Khilaaf Wayn Oo U Dhexeeya Mayirka Borama Iyo Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose EE Boorama.

Khilaafkan Ayaa Ka Dhashay Ka Dib Markii Uu xoghayaha Fulinta DHB Uu Gabi Ahaan Ba Shaqadii Ka Joojiyey Qaar Mida Agaasimo Waxeedyada Dawlada Hoose Oo La Sheegay Inay In Ay Ku Kaceen Arimo Musuqmaasuq.

Intaas Kadib Arin Shaqo Joojinta Ayaa Waxa Mar Qudha Ka War Helay Mayirka Borama Oo Aan Badiba Ka Waran Arimaha iyo Dhaqdhaqaaqyada Ka Socda Xaruuntani Uu Gadhwadeenka Ka Yahay.

Kadib Markii Uu Ogaaday Mayirku Waxa Uu Arinta Shaqo Joojinta Agaasimayaasha Kala Hadlay xoghayaha fulinta DHB Waxana Halkaasi Ka Dhashay Inay Isku Khilaafaan Amarka Uu Bixiyey Xohayuhu.

Mayirka Borama Ayaa Isku Dayey Inuu Difaaco Xubnaha Agaasimayaasha Ah Ee Ku Kacay Arimahan Balse Xogahaye Farxaan Habane Ayaa Gabi Ahaan Ku Adkaystay In Uu Shaqada Ka Joojiyo Maadama Ay Ku Kaceen Falal Aan Qurux Badaynan.

👀

Fiiro gaar ah maxaan ka faaidney SL 34kii sanee danbe fadlan.1) shaqo la,aan ku dhawaad 50k oo shaqalaha rayidka ah ee ...
17/01/2026

Fiiro gaar ah

maxaan ka faaidney SL 34kii sanee danbe fadlan.

1) shaqo la,aan ku dhawaad 50k oo shaqalaha rayidka ah ee Somaliland ee payrolka dhalinyarada gedabursi waxay ku leyihiin wax ka yar kun qof qofka gedabursi ahi in uu payrol galo iska daaye cardkii dhalashada ayaa lagu qaaliyeeyay ?

2) in aynaan u sinaan fursadaha shaqada iyo mashaaricda aniga iyo wiilka kale ee bessha dhexe ?

3) in deeganada gedabursi aanay habo yaraatee wax horumarin adeego bulsho ah ka hirgalin sida dekad ,garoon iyo wadooyin ?

4) in dad Beesha dhexe ah oo qurba joog ahi cashuurteena Boorama lagu biiliyo oo bayrollka ku jiraan iyagoo London ku nool.

Ku dar adiguna wixii aad hayso?

Qore🖊 Idiris Digood

Address

Bille Road No1
Borama
LATITUDE:9.93869.LONGITUDE43.18392

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awdal Archives posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Awdal Archives:

Share