Caraale page

Caraale page media/news company

25/08/2026

Kuwa 1-da Agoosto u dabaaldegaya xuska Mowliidka nabigana u dabaaldegayn waa…Kuwa 1-da Agoosto u dabaaldegaya xuska Mowliidka nabigana u dabaaldegayn waa…

24/08/2026
24/08/2026

Tuug gaari shaag kaga furanaya baakinka masjid mubaarak ee magaalada bosaso.

🔥 YAA QAADI DOONA? 🏆 RAJO IYO NASIIB S4 — COMING SOON!Sadaali qofka ku guuleysanaya gaariga ?
24/08/2026

🔥 YAA QAADI DOONA? 🏆 RAJO IYO NASIIB S4 — COMING SOON!

Sadaali qofka ku guuleysanaya gaariga ?

24/08/2026

Maxkamada sare ee dalka ayaa laashay doorashadi ka dhacaday galmudug ee qof iyo cod.

Tijaabi indhahaaga: Sheeg tirada bisadahan ?
24/08/2026

Tijaabi indhahaaga: Sheeg tirada bisadahan ?

24/08/2026

Tiktokar Aarka sanaag " waqooyi bari waa fuusto lagula dagaalamo puntland iyo somaliland"

Kadib markii dawlada federaalku sheegatay inay xukunto waqooyi bari Gaalkacyo ilaa berbera sida ka muuqata qariirada ay isticmaashay.

Imisa weji ayaa kuu muuqda ?
23/08/2026

Imisa weji ayaa kuu muuqda ?

23/08/2026

Askar qori ku handadeysa hooyo rabta iney qaadato wiilkeeda ay iyagu dhaawaceen. Yaaqshiid mogdisho

Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha-hoose, waxa lagu soo warramayaa in ay galeen isla markaasna calankooda ka taageen ...
23/08/2026

Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha-hoose, waxa lagu soo warramayaa in ay galeen isla markaasna calankooda ka taageen kooxo hubaysan oo dhawaan ku dhawaaqay maamul la baxay; Koonfur-bari Soomaaliya, iyaga oo sheegey in aysan ka tirsanayn Dowlad-goboleedka Koonfurgalbeed.

Address

Bosaso

Telephone

+252907930360

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caraale page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share