21/04/2024
Qof kastaa o ku soo dhawaynayaa intaa aad ku jirto Nolool Malmeedkaga e abaal ku gashaanayaa Ha is odhan qofkaan wa qof rabaa in aad heer gaadho e waxa hubaal in ay kuwaasi ay ku dhigii doonan dabin aad ka shalayn doonto xitaa in aad isbarataan,ama ehelkaaga ha ahaado ama cid kala’e qofna abaal uma galo qof kale dan u ka leeyahay mooyane, in yar o wanaagsan waa ay jirta oo laga yaabo in ay bini’aadanimo ku si hadhay
Casharo badan oo waayo aragnimo ah ayaan ka soo qatay daa’di oo an ka soo gudbay Qoraalna kuma caabiiri karo dadki xumaa e an so bartay o wajiyo kala duwaan o kalgacayl u horeeya ayaa ay igu soo galeen, Wax dhib ah uma arko o waxaa an ka so qaatay casharo waayo aragnimo lakiin waxaa maskaxdayda raad ku reebtay dadkaas wajiyadda fiican igu so galaay iyo gudahooda o ay xumaani buxisaay,
Wakhti xadirkaan ma jecli dadkaa isku dayaa in ay abaalka i Gashtaan o kaliyaata waxaa an yeela abaalka an bari gudi karo, waayo ma jecli wax qof bini adam ah igu mana sheegto, waxaan soo bartay boogagi madooba e abaalka gadashiisa ahaaday
dhalinyarro dadkaan hareerihiina jooga e Wanaaga idin wadda muujinaya fiiro gaar ah u yeesha, dadkaas Ma waxaa ad modaysaan kuwo Naftiina La rabaa heer Sare, Sidaas waxba uma jiraan o badankooda waxaa aad baran doonta wajiyadooda dhabta ah maalinta ay arin yar o an waxba ahayni kaaga xidhmo , Dadka ha isaa siniine e waxaa ad noqotaan kuwo xuduudo u dhaxeyaan
Allahayoow adiga abuuray bada iyo barigee
Allahayoow adiga arsaqdooda qoray habeen iyo maaline, Rabigayoow waxaan kugu mahaadiyaa in anaad bina adam wali ibaahin oo ad i dhamaystirtay laxaadkayga oo la’antood an maanta noqon lahaa Waxbaa.
Abdirahman ilkajir