Bashka Binu Saleban

Bashka Binu Saleban إن الخيل إذا شارفت نهاية المضمار بذلت قصارى جهدها لتفو?

23/12/2025
05/11/2025

Wasiir Fiqi waxuu sheegay in uu hayo tira koobka (Daa..cishta) ku jirta Buuraha aadka u adag ee calmiskaad. Lkn uusan garanahayn gagida dayuuradaha Boosaaso Diyaradaha ka kaca waxa ay keenaan iyo waxa ay wadaan toona!

Hadaba su aashu waxay tahay Awooda wasiirku ku ogaaday tirada iyo xogta Urur argagixiso ah badalkeedna ku ogaan waayay waxa ka socda meel qofkasta iska galo kana soo baxo maxay tahay ma wada shaqayn baa ka dhaxaysa wasiirka iyo ragaas loo taag la yahay?

Address

N. M. A
Bosaso
252

Telephone

+252907043390

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bashka Binu Saleban posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bashka Binu Saleban:

Share

Category