Sagal Tv

Sagal Tv Sagal Tv Is a Lading Television Station in puntland Somalia

๐Ÿ† Cup-ka Gornal Bare oo si rasmi ah uga furmay Carmo: Calmiskaad oo guul weyn ku bilowday ciyaarta iyadoo 4-0 ku xasuuqd...
13/07/2025

๐Ÿ† Cup-ka Gornal Bare oo si rasmi ah uga furmay Carmo: Calmiskaad oo guul weyn ku bilowday ciyaarta iyadoo 4-0 ku xasuuqday Miraale! โšฝ๐Ÿ”ฅ

08/07/2025

Caddaalad Darro: C/qaadir Xasan Ali oo Sheegay Inuu Mushaharkiisii Kaga Maqan Yahay Dowladda Puntland!

01/06/2025

Carmo || Xarun Lagu Dhisayo xirfadaha Mustaqbalka dhalinyarada: Daahfurka Macadka Sayniska & Caafimaadka ee Carmo Science and Technology College

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐…๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐๐จ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐Œ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐ฆ๐จ ๐ข๐ฒ๐š๐๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ช๐š๐›๐ญ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐ค๐ญ๐š๐›๐š๐๐š ๐ƒ...
31/05/2025

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐…๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐๐จ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐Œ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐ฆ๐จ ๐ข๐ฒ๐š๐๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ช๐š๐›๐ญ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐ค๐ญ๐š๐›๐š๐๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐‚๐š๐ซ๐ฆ๐จ.
Waxa qabsoomay kulan udhaxeeya Maamulka Puntland College iyo Dhalinyarada Magalaada Carmo.
UJeedka kulan-ka ayaa ahaa isxogwareysi iyo kudhiirigalinta dhalinyarada ka faaideysiga billaha fasaxa ah iyadoo Puntland College udiyaarisay aqoon kaabi karta.
Kulanka ayaa kuso dhamaaday si guul ah iyadoo loo balamay kulamo kale oo aqoon iswaydaarsi ah.

SAWIRO : Xaflada daahfurka xarunta cusub ee xirfadaha carmo science and technology college ee xaafada reebi ee magaalada...
31/05/2025

SAWIRO : Xaflada daahfurka xarunta cusub ee xirfadaha carmo science and technology college ee xaafada reebi ee magaalada carmo

30/05/2025

Puntland College Carmo Campus

Kulan-ka wacyigalin iyo fursado waxbarasho ayeey  puntland college galabta bacda casar la yeelan doonta dhalinyarada Deg...
30/05/2025

Kulan-ka wacyigalin iyo fursado waxbarasho ayeey puntland college galabta bacda casar la yeelan doonta dhalinyarada Degmada Carmo.

๐Ÿ“ข Ogeysiisโ€ฆ Ogeysiisโ€ฆ Ogeysiisโ€ฆ ๐Ÿ“ขKa soo qaybgal xaflad heer sare ah! Daahfurka xarunta cusub ee Farsamada Gacanta ee xaa...
30/05/2025

๐Ÿ“ข Ogeysiisโ€ฆ Ogeysiisโ€ฆ Ogeysiisโ€ฆ ๐Ÿ“ข

Ka soo qaybgal xaflad heer sare ah! Daahfurka xarunta cusub ee Farsamada Gacanta ee xaafadda Reybi.

Xafladdu waxay ka dhici doontaa xarunta Dawladda Hoose ee Degmada Carmo, habeenka Sabtida ee 30-ka May, 2025, bacdal makhrib.

Ha moogaan fursaddan qiimaha leh!

25/05/2025

Hadal Jeedinta Xildhibaan Cawil ismail maxamed โ€“ Daawo War-Saxaafadeedka Golaha Deegaanka iyo Xaaladda Cusub ee Magaalada

25/05/2025

Hadal Jeedinta Xildhibaan Siciid yuusuf axmed โ€“ Daawo War-Saxaafadeedka Golaha Deegaanka iyo Xaaladda Cusub ee Magaalada.

25/05/2025

Hadal Jeedinta Xildhibaan Maxamed Gelle Siciid โ€“ Daawo War-Saxaafadeedka Golaha Deegaanka iyo Xaaladda Cusub ee Magaalada

25/05/2025

War-Saxaafadeed Rasmi ah: Xubnaha Golaha Deegaanka Oo Ka Hadlay Xaaladda Magaalada โ€“ Daawo Wixii Cusub ee La Soo Bandhigay.

Address

Bosaso
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sagal Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share