Abdirahman Dooxa-joog

Abdirahman Dooxa-joog Jacfar Media Inc (JMI) provides News and Information through print and digital media, the company operates in all over Puntland, Somalia.

Puntland oo mamnuucday in musharrixiinta doorashada Soomaaliya ay ka xaystaan ilaalo.Amarkan ayaa soo baxay xilli Wasiir...
26/09/2021

Puntland oo mamnuucday in musharrixiinta doorashada Soomaaliya ay ka xaystaan ilaalo.

Amarkan ayaa soo baxay xilli Wasiirka Qorsheynta DFS lagu celiyey duleedka Garoowe.

Hambalyo Shaafici Mohamud Aw-Muuse Oo So Afmeeray Heerka kowaad ee Jaamacada Bariga Africa Bosaso Gaar ahaan kuliyada Xa...
03/05/2021

Hambalyo Shaafici Mohamud Aw-Muuse Oo So Afmeeray Heerka kowaad ee Jaamacada Bariga Africa Bosaso Gaar ahaan kuliyada Xanaanada Xoolaha.

Dowladda Puntland waxay soo dhoweysay dadaal ay waday Beesha Caalamka oo ku saabsan sidii loo xalin lahaa caqabadaha ku ...
01/04/2021

Dowladda Puntland waxay soo dhoweysay dadaal ay waday Beesha Caalamka oo ku saabsan sidii loo xalin lahaa caqabadaha ku xeeran arrimaha Doorashada, waxaana lays la gartay in Sabtida 03 April 2021, ay Madaxda DFS iyo Dowladaha Xubnaha Ka DFS isugu yimaadaan Shir hordhac u noqda Shirka wadatashiga arrimaha doorashada.

Shirkan oo ay qaban qaabisay Beesha Caalamka ayaa ujeedkiisu yahay si Madaxda Soomaaliyeed ay is afgarad uga gaaraan ajandaha Shirka iyo sida ugu habboon ee uu u qabsoomayo Shirka wadatashiga.

18/03/2021

Wasiiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa
Akhriyey WAR-MURTIYEED M
Madasha Badbaado Qaran oo looga dhawaqay magaladda Muqdisho, Madasha ayaa waxaa ku mideysan Dowladdaha Puntland iyo Jubaland, Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Somaaliya iyo Golaha Siyasiyiinta ee Somaliland.

03/02/2021
Guddiga Puntland u saartay ka soo talabixinta qiima dhaca Shilling Soomaaliga ayaa soo saaray go 'aamadaan 1. in Bangiga...
16/01/2021

Guddiga Puntland u saartay ka soo talabixinta qiima dhaca Shilling Soomaaliga ayaa soo saaray go 'aamadaan

1. in Bangiga lagu xereeyo lacagta shillinga Soomaaliga ee ku badan suuqa dowladda ayaa bar xerayn doonta halka barka kalena ay ganacsatadu xerayn doonaan.

2. dolwadduu canshuurta dekedda Boosaaso boqolkiiba 20% ku qaaddo Shilling Soomaali.
2. In dowladdu mushahar iyo adeegyada dowladda 20% ku bixiso Shilling Soomaali.

3. Waxaa meesha laga saaray kala duwanaanshanaha sarifka lacagaha qalaad iyadoo uu jaan goyn doono bangiga dhexe ee Puntland.

4. Waxaa la joojiyey qulqulka lacagaha Shilling Soomaaliga ee u kala gooshaya gobolada Puntland.

5. In dowladdaha hoose canshuuraha ku qaadaan Shilling Soomaaliga.

6. In sariflayaashu ruqsad ka qaataan bangiga dowladda ayna raacaan xeerarka bangiga.

7. Shirkadaha isgaarsiinta waxaa loo fasaxay adeegyadii horay looga xayiray

Jacfar Media Inc

Badhan: Musharax xildhibaan Golaha wakiilada puntland Cabdulqaadir Saalax Cali (Guuleed) ayaa maantay ku dhawaaqay inuu ...
15/01/2021

Badhan: Musharax xildhibaan Golaha wakiilada puntland Cabdulqaadir Saalax Cali (Guuleed) ayaa maantay ku dhawaaqay inuu Buuxiyo Booski xildhibaan horre Dhoore, kana mid ahaa xildhibaanadii Dhowaan xilka laga xayuubiyay.

Madaxweynaha Turkiga Mudane: Recep Tayyip Erdoğan, ayaa maanta lagu billaabay tallaalka Corona Virus, dalka oo dhan dadk...
14/01/2021

Madaxweynaha Turkiga Mudane: Recep Tayyip Erdoğan, ayaa maanta lagu billaabay tallaalka Corona Virus, dalka oo dhan dadka ku sugan ayaa qaadan doona tallaalkaas si loo yareeyo tiradda dadka uusoo ridanayo.

Garoowe: 14 January 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Go...
14/01/2021

Garoowe: 14 January 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah.

Kulanka oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Xaaladda Gobollada iyo Degmooyinka iyo Xeerka Horumarinta Sanduuqa Dhallinyarada.

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya, mudane Maxamed C/risaaq Maxamuud, ayaa a...
13/01/2021

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya, mudane Maxamed C/risaaq Maxamuud, ayaa aaladda fogaan arragga kaga qeybgalay kulan ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen, machadda Nabadda Mareykanka iyo safaaradda Soomaaliya ee dalkaas.

Wasiirka oo qoraal soo dhigay bartiisa Twitter ayaa sheegay in ka qeybgaliyaasha kulanka uu siiyay warbixin ku aadan dib u habeynta agendiyaasha qaran iyo dib u soo kabashada dhaqaalaha dalka

Waxaan warbixin kooban ka siiyay xaaladda siyaasadeed, tan amni iyo dib u habeynta agendiyaasha qaranka iyo dib u soo kabashada dhaqaalaha,” ayuu ku qorey Twitter-ka.

Sidoo kale, wasiirka ayaa sheegay in kulan miro dhal ah la yeeshay, Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka wakiilada Mareykanka, ayagoo ka wada hadlay iskaashiga iyo taageerada Mareykanka ee Soomaaliya

Mareykanka waxaa uu kamid yahay dalalka taageera dowlad dhisidda Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha amniga oo ay ugu horeyso la dagaalanka argagaxisada hor taagan nabad dalka

Jacfar Media Inc

Deg-Deg: Raysal Wasaare Rooble oo Wasiiru-dowlaha xafiiskiisa u xil saaray Arrimaha Doorashada Dalka.
13/01/2021

Deg-Deg: Raysal Wasaare Rooble oo Wasiiru-dowlaha xafiiskiisa u xil saaray Arrimaha Doorashada Dalka.

Address

Jubba Street
Bosaso
00252

Telephone

+252907671252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Dooxa-joog posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirahman Dooxa-joog:

Share