Qardho Media

Qardho Media News Program

Waxaan dhowaan la qaban doonaa, koorso tababar ah oo socon doonta 5 maalmood. Kooraskan waxaad ku baran doontaa sida Ai ...
02/08/2026

Waxaan dhowaan la qaban doonaa, koorso tababar ah oo socon doonta 5 maalmood. Kooraskan waxaad ku baran doontaa sida Ai tools ka loogu isticmaalo research ka. Hadii aad research ka jeceshahay 100% waxaan ku recommend gareenayaa in 5 maalmood aad wax badan ka faa'iidi doonto. Hadii aad daneenayso halkan iska diwaan gali ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Registration Link: https://docs.google.com/forms/d/1qfc3OR2rfPnzbVsVPieGP6J1dNaGG3ZZwcvYkddYuMI/preview

01/08/2026

Gudoomiyaha Gobolka Bari oo ay weheliyaan, ku xigeenka Degmada, wasiirku ku xigenka dekedaha iyo Taliyaha qaybta ayaa bulshada kala qaybgalay xuska 1-da Aug.

01/08/2026

Qardho iyo caawa dabaal-dega sanad-guurada 28-aad ee aas aaska Puntland

01/08/2026

01/08/2026

Puntland oo soo bandhigtay cudud Ciidan

01/08/2026

oo looga dabaal-degayo sanadguurada 28-aad oo ah maalinta la dhidbay.

01/08/2026

Xuska sanad-guurada 28-aad ee Aas-aaska Puntland

Caawa iyo Qardho xuska... fans
01/08/2026

Caawa iyo Qardho xuska...

fans

31/07/2026

Shirkada Gondogoye Architects & Construction oo ku farayaraystay mashaariicdii Wasaaradda Maaliyadda Puntland ka hirgelinaysay caasimadda gobolka Oogada Sare ee Dhahar.

Waxay ka bishay dhismayaal iyo xarumo dowladeed oo la jaanqaadaya heerarka caalamiga ah.

Qardho Media

31/07/2026

, Guddoomiyaha Degmada Cabdifataax Cali Cawil "Shacabka Waqooyi Bari waxaan leeyahay aan ilaashano dowladnimada".

Address

Bosaso

Telephone

+252907231611

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qardho Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qardho Media:

Shortcuts

Share