Awaare Media Inc

Awaare Media Inc Awaare Media Inc
Codka Bulshada, Isha Runta.

Warar sugan • Wacyigelin • Barnaamijyo gaar ah
📍 Dhahar, Sanaag – Soomaaliya
📞 +252 906 658 877
📩 Nala soo xiriir xayeysiin & warar degdeg ah

Cabdiraxman Cabdilaahi Axmed ayaa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurk...
05/05/2026

Cabdiraxman Cabdilaahi Axmed ayaa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka (WQS).

05/05/2026

Mustafe Siciid Faarax ayaa loo magacaabay Agaasimaha guud ee wasaarada hawlaha guud gadiidka iyo dib u dhiska WQS

Jaamac Daahir Qodax ayaa  loo magacaabay inuu noqdo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda maaliyadda DWS
05/05/2026

Jaamac Daahir Qodax ayaa loo magacaabay inuu noqdo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda maaliyadda DWS

  Daahfurka Wajiga 1AAD Ee Furidda Wadooyinka iyo Nashqadaynta Degmada Badhan
05/05/2026

Daahfurka Wajiga 1AAD Ee Furidda Wadooyinka iyo Nashqadaynta Degmada Badhan

04/05/2026

Muna cali daahir ayaa maanta samaysay abaalbul balaaran oo taageero xoogan loogu muujinayo xulka degmada dhahar.

04/05/2026

Maayarkii galabta wacdaraha ka dhigay garoonka shuhadada ee magaalada Boosaaso waa Maayarka degmada Dhahar, Dr. Bashiir Maxamed Ciise.

Maayarka ayaa si weyn ula qaybsaday taageerayaasha farxadda guusha xulka degmada Dhahar, isagoo tarabuunka garoonka ka muujiyay dhiirigelin, taageero iyo dareen guuleed oo soo jiitay indhaha shacabka.

04/05/2026

Waxaan nahay taageerayaasha Xulka Dhahar

04/05/2026

Dabaaldeg farxad leh oo ay sameeyeen ciyaartoyda iyo taageerayaasha degmada Dhahar.

04/05/2026

Maayarka Dhahar: “Guushan k**a joogsaneyno! Boosaaso waan ka adkaanay, koobkana annaga ayaa qaadaneyna!”

04/05/2026

Laacibki galabta xulka degmada dhahar goolka guusha u xaqiijiyey.

04/05/2026

Kabtanka xulka caasimada degmada dhahar Kaarshe Cabdiqani aadan shire.

04/05/2026

Address

Jubba
Bosaso

Telephone

+252906658877

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awaare Media Inc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Awaare Media Inc:

Share