Aayadoon Org

Aayadoon Org wax kasta oo cusub halkan kala soco oo rukumo

Guddoomiyaha ururka Aaya doon ayaa u Hambalyeeyay Xoghayaha Cusub ee dowlada hoose ee bosaso una rajeeyay in illahay la ...
04/06/2025

Guddoomiyaha ururka Aaya doon ayaa u Hambalyeeyay Xoghayaha Cusub ee dowlada hoose ee bosaso una rajeeyay in illahay la garab galo masuuliyada la saaray .

Xoghayihii horena ku bogaadiyay Shaqadii wanaagsanayd ee uu soo qabtay mudadii uu xafiiska joogay.

Gudomiyaha ururuka Aayadoon Org ayaa u magacaabey Mohamed Mohmud Jamac lataliyaha arimaha siyaasada ururuka.
27/05/2025

Gudomiyaha ururuka Aayadoon Org ayaa u magacaabey Mohamed Mohmud Jamac lataliyaha arimaha siyaasada ururuka.

Muntas M Manka ayaa loo magacaabey madaxa arimaha siyaayada ee ururuka Aayadoon Org
01/05/2025

Muntas M Manka ayaa loo magacaabey madaxa arimaha siyaayada ee ururuka Aayadoon Org

Afra Al Atharia  ayaa loo magacaabey Madaxa arimaha dibada iyo xiriirada caalamiga ah ee ururka Aayadoon Org
30/04/2025

Afra Al Atharia ayaa loo magacaabey Madaxa arimaha dibada iyo xiriirada caalamiga ah ee ururka Aayadoon Org

Madaxa arimaha dastuurka shuruucda iyo dorashooyinka ururka Aayadoon Org  ayaa loo magacaabey Najiib Jamma
29/04/2025

Madaxa arimaha dastuurka shuruucda iyo dorashooyinka ururka Aayadoon Org ayaa loo magacaabey Najiib Jamma

Raaqiyo Abdi ayaa loo magacaabey madaxa Arimaha bulshada iyo degaanka uruka Aayadoon Org.
29/04/2025

Raaqiyo Abdi ayaa loo magacaabey madaxa Arimaha bulshada iyo degaanka uruka Aayadoon Org.

Muna Shire ayaa loo magacaabey madaxa maaliyada ururka Aayadoon Org
29/04/2025

Muna Shire ayaa loo magacaabey madaxa maaliyada ururka Aayadoon Org

Gudoomiyaha ururka ayaa u magacacaabey Ayuub Bahalcadde xoghayaha Aayadoon Org.
28/04/2025

Gudoomiyaha ururka ayaa u magacacaabey Ayuub Bahalcadde xoghayaha Aayadoon Org.

kulan ay isugu yimaadeen dhamaan xubanha Ururka Aayadoon Org ayaa loogu magacaabey gudoomiye ku meelgaar ah 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚𝐦 𝐐𝐚...
12/04/2025

kulan ay isugu yimaadeen dhamaan xubanha Ururka Aayadoon Org ayaa loogu magacaabey gudoomiye ku meelgaar ah 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚𝐦 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐛 𝐇𝐚𝐬𝐚𝐧, isagoo soo dhisi doona gole la shaqeeya.

Dorashada Gudoomiyaha iyo gudomiye ku xigeenka ururka Aayadoon Org Musharaxee wadataa.
20/03/2025

Dorashada Gudoomiyaha iyo gudomiye ku xigeenka ururka Aayadoon Org

Musharaxee wadataa.

Address

Jubba Street
Bosaso

Telephone

+252907396388

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aayadoon Org posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share