01/01/2023
Xafiska isuduwaha Wasaarada hawlaha guud ee Gebolka Sanaag wuxuu ugubaaqayaa gadiidleyda Gobolka Sanaag iney ka faaidaystaan fursada qaaliga ee lasiiyey
FARIIN KU SOCOTA GAADIIDLAYDA
Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland waxay ku war gelinaysaa gaadiidlayda Puntland in gaadiidka lagu leeyahay cashuurta sanadka 2022 iyo ka badan ay haystaan fursad looga dhaafaayo cashuurtii h**e, hadii ay gaadiidkooda cashuurtaan inta u dhaxeysa 1 Janaayo 2023 -30 Maarso 2023.
Muwaadin ka faa'idayso fursadda ay ku siisay Wasaaradda Maaliyaddu si aad u noqoto muwaadin u hogaansama cashuur bixinta.
Gaarigii la qabto 1st April 2023 iyo ka dib waxaa ku waajibaya cashuurtii lagu lahaa iyo ganaax dhan 30% saddex bilood