Bulsho voice

Call Directions Website

Bulsho voice Bulshovoice

Maxkamada sare ee  Somalia oo Doorashadi Galmudug ka dhacday ku tilmamay mid aan Cadaalad ku dhicin islamarkana lagu cel...
24/08/2026

Maxkamada sare ee Somalia oo Doorashadi Galmudug ka dhacday ku tilmamay mid aan Cadaalad ku dhicin islamarkana lagu celiyo

Maxkamada sare ee dalka ayaa go,aan cad ka soo saartay muran ka dhashay Doorashooyinki Galmudug ka dhacday .

Maxkamada Sare oo Sadex jeer dhagaysatay dacwo ka timid Xisbiga Towfiiq ayaa go,amisay in Gudiga doorashada Galmudug u baalmaray Shurucda Dooraashada

Bulsho voice

24/08/2026

Deegaan beereedka Galgal gobolka bari

Bulsho voice

Itoobiya ayaa ka guurtay nidaamka Baarlamaaniga ee Raysal wasaaraha uu dalka xukumo, iyada oo lagu beddeley 'Madaxweyne'...
22/08/2026

Itoobiya ayaa ka guurtay nidaamka Baarlamaaniga ee Raysal wasaaraha uu dalka xukumo, iyada oo lagu beddeley 'Madaxweyne' muddo xileedkiisu yahay lix sanno lana dooran karo laba jeer, sida lagu meelmariyey shirweynaha wadatashiga ee wax-ka-beddelka Dastuurka oo sida oo kale meesha ka saaray; in maamul iskii uga bixi karo Itoobiya, waxa kale oo afafka rasmiga laga dhigey; Af-Soomaali, Af-Canfar, Af-Oromo, Af-Amxaari & Af-tigray — waxa se weli aan rasmi loo soo saarin maqaamka Addis Ababa oo madaxda Oromadu ku dooddey in ay noqoto caasimadda dalka & magaala-madaxdooda, taas oo ay si weyn u diideen madaxda Amxaarada, sida ay werisey Al-Jazeera.

Bulsho voice

22/08/2026

Aadan madoobe😂

17/08/2026

Sida Laga arkayo muuqaalo lasoo dhigay baraha bulshada waxaa saaka dagaal ka socdaa magaalada baydhabo ee caasimada u ah koonfur galbeed dagaalka ayaa udhexeeya ciidamo taabacsan Laftagareen iyo kuwo taabacsan madaxwaynaha wakhtigiisu dhamaaday Xasan Sheikh

Bulsho voice

Shimbir Falcon ah oo lagu koriyay Canada ayaa lagu kala iibsaday Gudaha Boqortooyada Sucuudiga lacagtii ugu qaalisanayd....
16/08/2026

Shimbir Falcon ah oo lagu koriyay Canada ayaa lagu kala iibsaday Gudaha Boqortooyada Sucuudiga lacagtii ugu qaalisanayd.

falcon-kan oo lagu koriyay Canada ayaa lagu kala iibsaday $346,000 intii uu socday Suuqa Xaraasha ee Sucuudiga,suuqasi oo ka socday Magaaladda Malham oo qiyaasti 65km Waqooyi ka xigta magaaladda Riyad.

Dalabka kala iibsiga shimbirka ayaa ku bilaabmay $53,000,tartanka kala iibsadayaasha ayaa usocday si xawli ah isagoo ugu dambayn gaadhay $346,000.

Bulsho voice

Madaxwaynaha Turkiga Erdôgan ayaa ka hadlay xidhnaanshaha Marin Biyoodka Hormuz.“Xidhitaanka Marin Biyoodka Hormuz Runti...
16/08/2026

Madaxwaynaha Turkiga ErdĂ´gan ayaa ka hadlay xidhnaanshaha Marin Biyoodka Hormuz.

“Xidhitaanka Marin Biyoodka Hormuz Runtii waa dhibaato Wayn”

Madaxwayne ErdĂ´gan ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo furo Marin biyoodkasi.

Bulsho voice

Woqooyibari oo markii u horreysey ku biirtay shirarka Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa.Bulsho voice
16/08/2026

Woqooyibari oo markii u horreysey ku biirtay shirarka Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa.

Bulsho voice

16/08/2026

Taliye shub oo h**e usheegay Xasan sheikh 😂

Bulsho voice

Afhayeenka xisbiga Kaah,oo maanta ka hadlay haweenaydii isku dal dashay isbitaalka guud ee magaaladda Hargaysa ayaa loog...
16/08/2026

Afhayeenka xisbiga Kaah,oo maanta ka hadlay haweenaydii isku dal dashay isbitaalka guud ee magaaladda Hargaysa ayaa looga yeedhay Xaruunta Dambi baadhista CID.

Afhayeenka ayaa sheegay in loo yeedhay balse ma
Cada sababta rasmiga ah ee loogu yeedhay sidoo kalena ma jirto faah faahin ay soo saaren Booliska iyo laamaha ammaanku.

Bulsho voice

Address

Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulsho voice posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share