Shaafi Health Science Collage Dhahar

Shaafi Health Science Collage Dhahar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shaafi Health Science Collage Dhahar, Media/News Company, Bosaso.

==== Wargelin Muhiim Ah====Machadka shaafi Xaruntisa dhahar waxa uu bixinayaa Deeq waxbarahso oo Dhamaystiran Taaso loog...
02/07/2023

==== Wargelin Muhiim Ah====
Machadka shaafi Xaruntisa dhahar waxa uu bixinayaa Deeq waxbarahso oo Dhamaystiran Taaso loogu talagalay Ardayda Iskuulada Sare Inta Fasaxa Xagaaga lagu jiro.

Korsadan oo Ah auxiliary Nurse waxa la qaadanaya Tiro arday oo yar horya ugaar
Faahfahin kala xiriir:- 0906795962

27/11/2022

MEDICQL LQBORORY

24/11/2022

Hadal jeedinti Dr Cudur Abdikadir ee daahfurtki qaypta medical laborotory Shaafi Health Science Collage Dhahar Mugta Xaliye Caduur Cabdulqaadir Muuse

Shaafi Health Science Collage Dhahar
21/11/2022

Shaafi Health Science Collage Dhahar

21/11/2022

MACADKA Shaafi Health Science Collage Dhahar OO lagu soo kordhiyay medical laborotory waxa daa furay mamulka dagmada iyo bahda caafimaadka

Machadka Shafi Health Science College ayaa Bulshada Ku Dhaqan Degmada Dhahar Wuxuu ugu Bisharaynaya Inuu uso Kordhiyay D...
18/11/2022

Machadka Shafi Health Science College ayaa Bulshada Ku Dhaqan Degmada Dhahar Wuxuu ugu Bisharaynaya Inuu uso Kordhiyay Diploma Programs

1. Diploma in Medical Labaratory 2years
2. Diploma in Clinical Nurse 2years
3. Diploma in Clinical Pharmacy 2years
4 Diploma in Clinical Midwery 2years
5. Diploma in Nutirition 2years
6. Diploma in English 1years
7. Diploma In Computer Application 4months

Diwaan Galinta Ardayda Waysocota ee horay u gaadh

      Waxaa la ogaysiinayaa bulsha waynta ku dhaqan magaalada dhahar ee xarunta gobolka haylaan in Machadka barashada ca...
18/11/2022



Waxaa la ogaysiinayaa bulsha waynta ku dhaqan magaalada dhahar ee xarunta gobolka haylaan in Machadka barashada caafimadka iyo computerka uu soo kordhiyey koorssoyin cusub oo diploma iyo certificate iskugu jira diwaan gelintu way socotaa booqo xarunta dhexe ee Shaafi Health Science Collage Dhahar kasoo horjeedka masjidka jaamaca ee magalada dhahar
Kala xiriir numberadan Hoose
+252906795962
+252906799567
+252907724995
+252907203981

Address

Bosaso

Telephone

+252906453693

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaafi Health Science Collage Dhahar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share