Seso Media

Seso Media It is a local media outlet that covers national and international news

30/06/2025

Caaqil Cabdiqani Xasan Faarax || Aaanan ka madhalino waxa yaabo ka mid ah dhaqankeena in dadka laysku keeno in isbarashada reer weeye shirkan iyo ay hoowda

Shirweynaha beesha cabdalle xaamud ee tawfiiq deegaanka Dhaban-Dhige

30/06/2025

Xaaji Maxamed jaamac|| Dhaban-Dhige sodun sano ka horbaa lagu shiray 1960 kii kan baan ku xiga maanta lagu qabanayo deegaanka Dhaban- dhige
Shirweynaha beesha cabdalle xaamud ee tawfiiq deegaanka (Dhabandhige )

30/06/2025

Yuusuf Saalax Geelle|| shirkan maanta beesho waa u dhantahy waxa isku keenayna waa in ay beesho aye heeda ka tashato

Shirweynaha beesha cabdalle xaamud ee tawfiiq deegaanka (Dhabandhige )

29/06/2025

Muqaalka guud ee || Shir-weynaha Beel-weynta Cabdale Xaamuud oo maanta Ayaa Ka Furmaya Deegaanka Dhaban-Dhige .

TOWFIIQ 2

SAWIIRO || Shir-weynaha Beel-weynta Cabdale Xaamuud oo maanta Ayaa Ka Furmaya Deegaanka Dhaban-Dhige   .TOWFIIQ 2
29/06/2025

SAWIIRO || Shir-weynaha Beel-weynta Cabdale Xaamuud oo maanta Ayaa Ka Furmaya Deegaanka Dhaban-Dhige .

TOWFIIQ 2

 :PART ONEXAFLADA FURITAANKA  SHIRWEYNAHA BEELWEYNTA CABDALLE XAAMUD
29/06/2025

:PART ONE
XAFLADA FURITAANKA SHIRWEYNAHA BEELWEYNTA CABDALLE XAAMUD

26/03/2025

Guddoomiyaha degmada Bosaaso Eng Abdifatah Mohamed Osman Shanle oo Caawa Daahfuray Ciidsiinta Caruurta Agoonta ah ee Shuhadada Puntland kuwaas oo ay aabayaashood u dhinteen difaaca dalkeena.

Bandhiga Buuga Jiilka Darawiishta | Qoraa maxamed siciid cumar Kaashawiito
17/02/2025

Bandhiga Buuga Jiilka Darawiishta | Qoraa maxamed siciid cumar Kaashawiito

Koko Bulle oo kamid ah Yuutubarada ugu caansan Somalida ayaa dabaaldageeda 1M subscribe waxey Ceel biyood ugu dhistay wa...
04/02/2025

Koko Bulle oo kamid ah Yuutubarada ugu caansan Somalida ayaa dabaaldageeda 1M subscribe waxey Ceel biyood ugu dhistay walaalo ku sugan magaalada Jowhar.

Mid kamid ah dhacdooyinka ugu farxada iyo wanaaga badan ee baraha bulshada lagu arko ayey sameeysay Koko Bulle.

04/02/2025
Ogaaysiis Muhiim ah:Ma tahay arday dhigta Caafimaadka ama dhammeeyay, kaaso dareemaya baahi Practical-ka ah ama doonaya ...
01/11/2024

Ogaaysiis Muhiim ah:

Ma tahay arday dhigta Caafimaadka ama dhammeeyay, kaaso dareemaya baahi Practical-ka ah ama doonaya inuu hor-mariyo xirfadiisa?

Haddi aay jawaabtu haa tahay, Machadka Sooyaal Institute , wuxuu ku haya Course Basic Practical Skills, waa free, goorta aay bilaabanayso waa 05-11-2024.
Wixii faah-faahin ah booqo Xafiiska Machadka ama wac: 907 715 814 .

Address

Gaaca
Bosaso
663

Telephone

+252907663238

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Seso Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Seso Media:

Share