Zaki boy

Zaki boy baranmijayo idin rali galiya sogalinaya follow like hala dhafin

10/09/2025

axax illaahoow qalbiga uqabooji waalidkood badal qayrqabana sii yaa rabi

09/09/2025

Mahad Mahamud oo Soomaalidu u taqaan Garyaqaan ayeey 8dii September, 2025 ku xukuntay maxkamad ku taala Minnesota in Maraykanka laga masaafuriyo.

Wuxuu ka mid ahaa dhalinyarada caanka ka ah baraha bulshada gaar ahaan TikTok ee ku nool Maraykanka isagoo bishii May, 2025 lagu xiray Minneapolis.

Madaxweyne Trump ayaa bilaabay olole xoog leh oo lagu tarxiilayo dadka aan wadankaa ku lahayn degenaanshaha taas oo saamaysay Soomaali badan.

08/09/2025

alla waxan yar jaas bay nagu qaraacday🤣

05/09/2025

ceyaartan waa 10:00000000 😂 istahil gabar wanagsan tahay ninkaaga sidaas ralai ugu ahow 😂

04/09/2025

Nabadoon Cabdifataax Khaalid Cilmi.: Xaflada Caleema-saarka

Waxaa si rasmi ah loo qabanayaa xafladda caleema-saarka Nabadoonka Beesha Ciise Maxamed Bahdir Rooble (Cismaan Maxamuud), Nabadoon Cabdifataax Khaalid Cilmi.

Goobta: Beerta Dalxiiska Saxan Saxo, Qardho – Puntland, Somalia
Taariikhda: 04 September 2025
Waqtiga: 12:30 duhurnimo

DHAMMAAN WAA LA SOO DHOWEYNAAYAA

04/09/2025

Beerta Saxan saxo Qardho waxaa ka Soocota Xaflada Caleema-saarka Nabadoon Cabdifataax Khaalid Cilmi oo ah Nabadoonka Beesha Ciise Maxamed Bahdir Rooble (Cismaan Maxamuud)

Nabadoonka ayaa ka mid noqonaya nabadoonka puntland.

03/09/2025

Sheekh Maxamed Salax Azhari ayaa ka hadlay fadliga bisha Mawliid, isaga oo xusay in:

Bisha Mawliid ay tahay xilliga uu dhashay Nabiga CSW, taas oo ay Muslimiintu ku xasuustaan naxariista weyn ee Eebbe ugu deeqay aadanaha.
Waa fursad lagu xoojiyo jacaylka Nebiga, lagu barto seera-nololeedkiisa (Sunnadiisa), lana kordhiyo saliga iyo xuska suubanaha CSW.
Waxaa muhiim ah in bisha Mawliid lagu dadaalo camal wanaagsan sida sadaqada, cibaadada, barashada diinta, iyo barida caruurta taariikhda Nabiga.

Wuxuu ku booriyay muslimiinta in bisha Mawliid aysan noqon mid keliya la xuso dhalashadii Nabiga, balse ay noqoto bil lagu dhaqmo dariiqiisa iftiinka ah.

01/09/2025

mid dhulbahanta ba Xifdisiiyay😂

01/09/2025

Geerida walaal Safwaan Halac waxey ku soo aaday bishaan barkeysan ee uu Dhashay Nabigeena Suuban N.N.K.H.

Waxaa Hada Isoo Gaadhay Geerida Walalkeen Safwaan Halac Allah Yaa Rahma 😰
01/09/2025

Waxaa Hada Isoo Gaadhay Geerida Walalkeen Safwaan Halac Allah Yaa Rahma 😰

31/08/2025

Xayaat ayaa dhahday dadka i dhahayo ninkaadi aaway adinkaba wa u jeediin ina kaligay socdo 😭

Walsheen xayaat cawinaad bay u baahanyatahay

Address

Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zaki boy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category