Smart Cooling Systems Bosaso

Smart Cooling Systems Bosaso Goobtaada ayaa laguugu shaqaynayaa,

Cillad bixinta iyo gaasaynta Talaagadaha, Qasaaladaha, Mukayfka , Cookerada , ranjiyaynta guriga aqal furfurid iyo dayactir iyo iibinta iyagoo celis ah | Nala soo xiriir 0905684169 iyo xaafadda Laanta Hawada.

23/09/2025

Qasaalad , Talaagad iyo cillad bixin Cooker
5 684169

19/09/2025

Qasaaladaha, Talaagadaha , Cookers iyo Mukayfyada ayaan goobtaada kuugu hagaajinaynaa.

5 684169.
Smart Cooling Systems Bosaso

19/09/2025

FARSAMO YAQAANO SARE Smart Cooling Systems Bosaso

15/09/2025

Ha tuurin qasaalad iyo tilaagad soo wac goobtaada lagugu cilad bixinayaa 5684169

Smart Cooling Systems Bosaso
10/09/2025

Smart Cooling Systems Bosaso

06/09/2025

SOO WAC TALAAGAD, QASAALAD, COOKER IYO KORONTO XIRID

Ugbaad Media

Soo wac Smart Cooling Systems Bosaso si'aan kuugu dayactirno Mukayfkaaga haddii qabowga uu yareeyo.
31/08/2025

Soo wac Smart Cooling Systems Bosaso si'aan kuugu dayactirno Mukayfkaaga haddii qabowga uu yareeyo.

02/08/2025

FURSAD DAHABI AH IIBSO QASAAL USED $45

02/08/2025

FURSAD DAHABI AH IIBSO QASAALAD DAMAANAD LEH , USED $45

🔧 Qiso"Talaagad Ciladaysan & Bilow Cusub"Gabar ayaa taleefan naga soo wacday: “Talaagaddaydu ma qaboojinayso. Waa mid cu...
10/07/2025

🔧 Qiso"Talaagad Ciladaysan & Bilow Cusub"

Gabar ayaa taleefan naga soo wacday: “Talaagaddaydu ma qaboojinayso. Waa mid cusub, maxaa la sameeyaa?”

Waan u tagnay. Waxay ahayd cillad yar – compressor-ka ayaa buuq samaynayay.

Waxaan si xirfad leh u saxnay, 15 daqiiqo gudahood.

Iyadii ayaa na tiri:
"Shaqo sidaan u nadiif ah, aad bay u yartahay Bosaso!"

Waxaan kusoo qornay baraha bulshada. Subaxii dambe 7 qof ayaa nala soo xiriiray.

👉 Marka aad si fiican u qabato hal shaqo, toban shaqo ayaa kuu iman doonta.

TEL: 5 684169

📈

08/06/2025

DHAHAR QASAALAD, TALAAGAD IYO MARWAXADAHAAGA DAYACTIRO

Address

Laanta Hawada
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Smart Cooling Systems Bosaso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share