Jaqanaf jr

Jaqanaf jr daacad nimo ma hungowdo

Gabdhaha somaliyed qlbika ku hay👑    kuwa kalana indhaha ku hay
06/11/2023

Gabdhaha somaliyed qlbika ku hay👑 kuwa kalana indhaha ku hay

22/12/2022

إرجع إرجع والفرحة

22/12/2022
Miraha heesta sheeg
31/07/2022

Miraha heesta sheeg

Dadka birta sameeya ama tuma ee loo yaqaan Tumaal ayaa caalamka si weyn alaabahooda looga iibsanayaa. Wadamada Switzarla...
09/01/2021

Dadka birta sameeya ama tuma ee loo yaqaan Tumaal ayaa caalamka si weyn alaabahooda looga iibsanayaa.

Wadamada Switzarland iyo Germany ayaa birta dadka tuma waxey ku shaqeeyaan lacago fara badan, iyagoo safka h**e kaga jira dadka waxtarka u leh wadanka.

Waana wadamada Yurub ugu h**eeya ee billions dollars ka sameeya tumista birta, inkastoo Yurub oo dhan birta la tumo lakin Labadaan wadan ayaa ugu h**eeya.

Sheekh Mustafa Xaaji Ismacil Haaruun ayaa Tumaal ahaan jiray siduu sheegay (Wuxuu ahaa Injineer birta ka shaqeeya) waana mutacalim weyn oo diin iyo maadi bartay.

Anaga Tumaalkeena bal ka warama? Waala dhibaateeyaa. Waala dilaa, gabar inuu dhexdeena ka guursado looma ogola. Inuu shaqeysto lama ogola, Waala caayaa, wax kasto oo dhib ah ayaa la gaarsiyaa.

Idris Alteeso.

09/01/2021

Magaala madaxdi umada zomaliyeed

Muqdizho munad wacan
💓💓💓💓💓💓💓
Love ka hgala bakhaylin bilicda dalkena

21/10/2020

Culuzow vz zhikh ruzheye prank call

17/10/2020

Qizo cajiiba halmar dhagaha ufur

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jaqanaf jr posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category