Bosaso Post

Bosaso Post Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bosaso Post, Publisher, Bosaso.

Bosaso iyo Maata
22/12/2021

Bosaso iyo Maata

Falki Arxan Darrada ahaa😭😭Bosaso at 11:00 Subaxnimo 24/10/2019Magalada Bosaso waxa kashaqeya Gadid Dadweyne Oo loyaqaann...
25/10/2019

Falki Arxan Darrada ahaa😭😭
Bosaso at 11:00 Subaxnimo 24/10/2019

Magalada Bosaso waxa kashaqeya Gadid Dadweyne Oo loyaqaanno Dhikilo(Saqajamad)
Waxeyna Bulshada Uhaysa Boos aad muhim u ah waxayna Bulshadu kujecel yihin Dhakhsiga iyo Jaamka waddoyinka oo aan iyada saameyn

Haddaba waxa jira Dhalinyaro iyagu noloshooda kalasobaxa Raridda Dhikloyinka markey taganyihin astaanka waxeyna Saaran 10qof Waxeyna kaqaatan Darewalka wata Gaariga Hal qof lacagtis oo udhiganta 4kunshilin S.

Waxaa kujirey Dhalinyaradas Nin dhagoola Oo Dhikloyinka aad uga shaqeysta Waxaan Ku arki jirey iridda Xaruntayda shaqo Waxa uu ahaa nin aad shaqadisa Ugu xisaabtama maalin wade ayuu ahaa malinna Rare.

Saakey abbaarihi 11:00 Ayaa waxa jaam noqdey waddadi Baaburti aya saxmad gashey Waxa sogaley jaamka baabur Cidan ahaa Waxaa kala daatey Askarti iyago xabado kor uridaya waxay ku khasbayen darewalada iney kahor lexdan Si ay ugudban.

Dhagoolki oo marka Gaarigi dhiklada ahaa saarey 10qof sugayana 4kshilin Ayaa waxa kuyimid askari Bostolad gacanta kusittey Dhikladi intuu Laadey ayu darewalki kuyiri Dhaqaaq, Darewalki aya dhaqaaqey Dhagoolki oo gadaal tagna askariga ayaa Damcey inu istaajiyo Dhikladii si uu xaqisa uga qaato
Nasib darro Askirigi Oo Caro kamuqato ayaa Xabad kudhuftey Waxana uu Kuwayey Naftisi 4kshilin oo uu shaqeystey xaqisa iyo dhididkisa ahyd 😭😭😭.

Waa Askari Utaagan ilaalinta Amniga Dalka iyo muwaadinka.
Hubka uu sittaa wa mid sharciyeysan Oo Dawladeysan oo loogu dhibey inu ku ilaaliyo naftisa,dalkisa iyo shacbkisa

Dhaha wll si Madaxda sare puntland ugarto Dulmiganna waxloga qabto

Bosaaso Waxaa Xiran Wadooyinka Muhiimka U Ah Dadweynaha Magalada Bosaaso Iyadoo Lasheegay In Magalada Uu Manta Imaanaayo...
17/10/2019

Bosaaso Waxaa Xiran Wadooyinka Muhiimka U Ah Dadweynaha Magalada Bosaaso Iyadoo Lasheegay In Magalada Uu Manta Imaanaayo Madaxweynaha Puntland Said Cabdulaahi Deni
Dowlada Federalka Somalia Ayuu Marar Badan Madaxweynaha Puntland Ugu Baaqay In Ay Jidadka U Furaan Dadweynaha Magalada Muqdisho Balse Manta Waxaa U Xiran Jidadka Halbowlaha U Ah Dadweynaha Bosaaso Sida Garoonka Diyaradaha Wadadiisa Ilaa Madaxtooyada Gadiidka Ayaa Isticmalaya Jidadka Xafadaha Bosaaso.

Banaanbaxyo ka dhan ah Dani iyo Xukuumadiisa ayaa maalinkiisii 2aad galay
15/10/2019

Banaanbaxyo ka dhan ah Dani iyo Xukuumadiisa ayaa maalinkiisii 2aad galay




Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bosaso Post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category