Boos Media

Boos Media waxaad ka heleesaa warar xaqiiqooyin ku saleesan iyo arimaha bulshada iyo wacyi galinta horumarinta dalkeena hooyo

16/03/2025

DEGDEG: Jeneral Fu'aad Xanaano iyo halgamaayaashii kale oo ee dalka u dhaawacmay oo iyaga oo fay ah Addis Ababa laga soo ambabixiyey.

Shiinaha oo Somaliland uga digey xidhiidhka ay la samaynayso Taiwan:"Taiwan ma aha dal waa qayb kamid ah Hal Shiine oo a...
16/03/2025

Shiinaha oo Somaliland uga digey xidhiidhka ay la samaynayso Taiwan:

"Taiwan ma aha dal waa qayb kamid ah Hal Shiine oo adduunka ka jira, waxan ka digeynaa xidhiidhka ay Hargeysa la yeelanayso Taiwan; Soomaaliya waa mid SL waa kamid." - Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya, Mr. Yu.

28/02/2025

Madaxwaynaha Jubbaland aya bogaadiyey ciidamada dawladda puntland ee dagaalka kula jira Argagixisada Daacish

27/02/2025

Khudbadda Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo ku dhawaaqay wejiga 3-aad we Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland oo bilowmaya 28 February 2025.

24/02/2025

Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland, Gen.Aadan Cabdi Xaashi oo ka hadlaya gudaha Sheebaab.

CALMISKAAD: Ciidamada Difaaca Puntland oo gaadhay deegaanka Sheebaab; marka laga tago dooxooyinka deegaannada ay kooxda ...
24/02/2025

CALMISKAAD: Ciidamada Difaaca Puntland oo gaadhay deegaanka Sheebaab; marka laga tago dooxooyinka deegaannada ay kooxda Is haysteen waxa hadhay Dhaadaar iyo Dhaasaan, sida ay tilmaamayaan laamaha ammaanka PL.

22/02/2025

"Argagixisada xero noogu jiraan 2 qodob baa u furan Is-dhiibid Ama In aan shiishka uqabano, PL waa laga waayayaa Argagixiso"Taliyaha ciidanka Difaaca Puntland

Gaylan media

Puntland ayaa shaacisay in ay 'diyaar' u tahay taageero uga timaaddo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya."Diyaar baan u na...
21/02/2025

Puntland ayaa shaacisay in ay 'diyaar' u tahay taageero uga timaaddo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya.

"Diyaar baan u nahay haddii Dowladdu Federaalku taageero dhab ah na siinayso, meel hoo u baahan hadal wax k**a taro, geeri iyo nolol siyaasad ma gasho." - Wasiir Dirir.

xigasho mahame salah

Hoggaamiyaha SSC-khaatumo ayaa maqaal-dheer oo ka dhan Aqoonsi-raadinta Somaliland u diray Beesha Caalamka.Firdhiye ayaa...
21/02/2025

Hoggaamiyaha SSC-khaatumo ayaa maqaal-dheer oo ka dhan Aqoonsi-raadinta Somaliland u diray Beesha Caalamka.

Firdhiye ayaa Somaliland ku tilmaamay hal reer oo aan buuxin hal shuruud oo dal lagu noqon karo, isaga oo hoosta ka xariiqay in aysan ka talin deegaannada SSC-Khaatumo, Maakhir, sidoo kalena uu ka socdo Gobolka Awdal, wuxuu intaasi ku daray in uu SL ku eedeeyey taageerada kooxaha AS iyo IS, isaga oo tilmaamay in xasiloonida Geeska Afrika ay ku jirto Midnimada iyo wadajirta Soomaaliya.

"Somaliland waa hal reer oo goonni-goosad ah oo Isaaq ah, k**a taliyaan SSC-Khaatumo iyo Maakhir oo taabacsan DFS, Awdalna waxay haysaa jidkeenna; waxa aan u soo jeedinayaa caalamka in uu ixtiraamo midnimada Soomaaliya oo ah xasiloonida Geeska Afrika," Wuxuu intaasi raaciyey "Haddii la aqoonsado SL waxa Soomaali oo dhan u midoobeysaa in la dirirto."

xigasho Mohamed Salh

Dowladda Deegaanka Soomaalida oo noqotay tan keli ah ee isu xilsaartay ilaalinta Af-Soomaaliga ayaa soo saartay beddelka...
21/02/2025

Dowladda Deegaanka Soomaalida oo noqotay tan keli ah ee isu xilsaartay ilaalinta Af-Soomaaliga ayaa soo saartay beddelka ereyada qalaad ee sida weyn loo adeegsado, waxaana kamid ah;

Internet: Xuub-caaro
Telephone: Cali-katiin/ Tannaageys
Computer: Kasjil
Hotel: Hoyga-jiifka
Shop: Daas
Restaurent: Maqaaxi
Dhaashi = Cosmatics
Smart: Widhwidh
Copy: Dheege
Laptop: Dhabsaar
Chager: Nuujiye.

QASA: Farxad iyo damaashaad ayaa ka socota; iyada oo al sugayo dhawaaqa Heshiiska Xabbad-joojinta, ayna Israa'iil ka bax...
15/01/2025

QASA: Farxad iyo damaashaad ayaa ka socota; iyada oo al sugayo dhawaaqa Heshiiska Xabbad-joojinta, ayna Israa'iil ka baxayso gudaha Qasa, siina daynayso maxaabiista Falastiin.

Dhaqdhaqaaqa Mucaaridka ee la wareegey talada dalka Suuriya ayaa Maxamed Al-Bashiir u magacaabay Raysal wasaare, wuxuuna...
09/12/2024

Dhaqdhaqaaqa Mucaaridka ee la wareegey talada dalka Suuriya ayaa Maxamed Al-Bashiir u magacaabay Raysal wasaare, wuxuuna soo dhisayaa xukuumad kumeel-gaadh ah.

Address

Somali
Bosaso

Telephone

+252907363091

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Boos Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Boos Media:

Share

Category