Bosaso Cable Tv

Bosaso Cable Tv Bosaso Cable Tv Waa TV KaHadla Arimaha Bulshada , Gaar,ahaan Arimaha Dhalinyarada Horomarinta Qoyska

03/06/2026

Hooyo Soomaaliyeed oo Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud Fariin U Dirtay.

03/06/2026

Madaxwayne H**e Sharif Sheikh Ahmed" Anigu Nin Cabsanaya Ma Ihi Nin Xabad Igusoo Rida Hasaan Hal Baaloto Haysto Wnku Ridayaa.

03/06/2026

Madaxwayne H**e Hassan Sheikh Mohamud Oo Markale Weeraray Madaxwayne Sharif Sheikh Ahmed .

03/06/2026

RW H**e Hassan Ali Khaire Oo Markale Laweeraray.

03/06/2026

Madaxwayne H**e Hassan Sheikh Mohamud ayaa Weeraray Hoyga Uu Degan Yahay Madaxwayne H**e Sharif Shrikh Ahmed.

Hassan Ali Khaire" Waxaa Nasoo Weeraray Madaxwayne H**e Hassan Sheikh Mohamud Anigoo Shir Kula Jira Ugaaska Beeshayda Mu...
03/06/2026

Hassan Ali Khaire" Waxaa Nasoo Weeraray Madaxwayne H**e Hassan Sheikh Mohamud Anigoo Shir Kula Jira Ugaaska Beeshayda Murursade.

03/06/2026

”Allow Nabad baadi Allow Nabad baadi” Shacabka Magaalada Muqdisho Oo Cayow AfkanFurtay Dagaalkii Oo aan Kow Joogin..

03/06/2026

DEG DEG: Dagaal goor dhow ka qarxay magaalada Muqdisho. Dowladda ayaa weerartay Guriga Ra'iisul Wasaare h**e Xasan Cali Kheyre

BOOSAASO: Wiil ayaa toorrey ku diley aabbihii, waa Maxamed Yuusuf oo toorrey ku diley aabbihii AUH Marxuum Yuusuf Bootaa...
19/05/2026

BOOSAASO: Wiil ayaa toorrey ku diley aabbihii, waa Maxamed Yuusuf oo toorrey ku diley aabbihii AUH Marxuum Yuusuf Bootaan oo Wasiir & Xildhibaan ka soo noqday Puntland.

Dhacdan naxdinta oo ka dhacday xaafadda Al-aqsa ayaa wararka qaar sheegayan in wiilku uu dhimirka ahaa, haatanna ay xidheen laamaha ammaanku.

18/05/2026

Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya Ahmed Moallim Fiqi Oo Cawa Malabaani Lagu Baraaayo Degmada Karaan .

Address

Airport Road
Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bosaso Cable Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bosaso Cable Tv:

Share

Category