Naseeha نصيحة

Naseeha نصيحة الأمر بالمعروف والنهي عن المنكر

07/09/2026

Ex-Yoombays Oo ka tirsan Gobolka Nugaal Magaalo kobcaysa u socota Degmanimo.

23/08/2026

Fadlan Caawi Sahlan Maxamed Siciid Faarax Cabdulle oo ah 6 jir ku nool Degmada Dangorayo ayaa Biyo maskaxda ka imaanaya baa xangulaha ku furan waddanka gudihiisana waxba waa lagaga qaban waayay 40k$ ayaa ku baxaysa.
Magaca hooyada: warsan shire Dalmar 907697514 - E Dahab 0667697514.

06/07/2026

Kusoo dhawaada hoyga aqoonta diinta islaamka ee Maryama Bintu Cimraan oo h**e u gaadh.
Kala xiriir: 906798662 , 907741582 ,907698144 , 907252915

08/06/2026

Somaliland dhexdeeda in Saldhig laga siiyo Isrraaiiiil Maxaa ka imaankara, 10 qodob oo ka imaan kara dawlad maray dawlad kale saldhig ka dhex samaysato..... Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf.

06/06/2026

Shareecadu maxay ka qabtaa waxyaabihii ka dhashay Aqoonigii Isrrraaiil ee Somaliand..... Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf

05/06/2026

Xaalka maanta ee Somalia || Sh Mukhtaar Axmed Faarax Xafiduhullaah.

04/06/2026

Somaliland inay Isrrraaiiiil u aqoonsatay Caasimad ay leedahay Maxaa ka dhalanaya..... Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf.

02/06/2026

Waa maxay diinta Ibraahiimiyadu, Culimadu maxay ka dhaheen...... || Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf.

01/06/2026

Dilka iyo Caga juglaynta Culimada Alle ha barakeeye ma bannaana || Sh maxamuud Xaaji Yuusuf.

01/06/2026

Soomaali inay kala go'do maxay shareecadu ka qabtaa. ||Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf

Address

Netco Road
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naseeha نصيحة posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share