Abdirisak Caseyr

Abdirisak Caseyr Abdirisak Caseyr waa page xooga saari doona haduu rabbi idmo wacyigalinta bulshada baraarugin iwm.

Ciid wanaagsan
15/06/2024

Ciid wanaagsan

Ciidul adxaa mubaarak
عيد الأضحى مبارك
كل عام وأنتم بخير.
Ciid mubarak ku ciida nabad barwaaqo iyo bash bash.

Caseyr Tube

adHa mubarak

Ciid wanaagsan
09/04/2024

Ciid wanaagsan

Ciid mubaqrak 1445/2024



Ciidul adxaa mubaarak عيد الأضحى مبارك كل عام وأنتم بخير.Ciid mubarak ku ciida nabad barwaaqo iyo bash bash. Caseyr Tube...
27/06/2023

Ciidul adxaa mubaarak
عيد الأضحى مبارك
كل عام وأنتم بخير.
Ciid mubarak ku ciida nabad barwaaqo iyo bash bash.

Caseyr Tube
Abdirisak Caseyr


mubarak
adha mubarak

☆ برنامج افهم آيةالنمل : ٤٥ - ٤٦{وَلَقَدْ أَرْسَلْنَا إِلَىٰ ثَمُودَ أَخَاهُمْ صَالِحًا أَنِ اعْبُدُوا اللَّهَ فَإِذَا ه...
14/05/2023

☆ برنامج افهم آية

النمل : ٤٥ - ٤٦

{وَلَقَدْ أَرْسَلْنَا إِلَىٰ ثَمُودَ أَخَاهُمْ صَالِحًا أَنِ اعْبُدُوا اللَّهَ فَإِذَا هُمْ فَرِيقَانِ يَخْتَصِمُونَ (45) قَالَ يَا قَوْمِ لِمَ تَسْتَعْجِلُونَ بِالسَّيِّئَةِ قَبْلَ الْحَسَنَةِ ۖ لَوْلَا تَسْتَغْفِرُونَ اللَّهَ لَعَلَّكُمْ تُرْحَمُونَ (46)} [النمل : 45-46]

( 45 ) And We had certainly sent to Thamud their brother Salih, [saying], "Worship Allah," and at once they were two parties conflicting.
( 46 ) He said, "O my people, why are you impatient for evil instead of good? Why do you not seek forgiveness of Allah that you may receive mercy?"

(45) Waxaan u Dirray Ree Thamuud Walaalkood Saalax inay Eebe Caabu- daan Markaasay soo Bexeen iyagoo Labo Kooxooda oo Doodi.
(46) Wuxuuna Yidhi Qoomkayow ma- xaad
u Dedejisanaysaan Xumaan Wa- naag ka Hor, Maadse Dambi Dhaaf Warsataan Eebe inuu idiin Naxariisto.

Please Follow the page👇
Abdirisak Caseyr

Waxaa bilowday qeybinta kaararka codeynta maalinkii shalay ahaa oo ay taariikhdu ahayd isniin 24:april:2023 waxayna ka b...
25/04/2023

Waxaa bilowday qeybinta kaararka codeynta maalinkii shalay ahaa oo ay taariikhdu ahayd isniin 24:april:2023 waxayna ka bilowdeen gobolada bari karkaar gardafuu sanaag iyo haylaanarka qofkasta oo isdiwaangashay haka soo qaato kaarkiisa codeynta meesha uu u doortay inuu ka codeeyo waxayna ugu qorantahay warqadda isdiwaangalinta haday warqaddu kaa lunto aad xarunta aad u dooratay inaad ka codeyso una sheeg hawlwadeenada magacaaga iyo xogtaada.

Fg:qofaan kaarka qaadan ma codeyn karo!

Abdirisak Caseyr

Dawlada sucuudiga ayaa ku dhawaaqday in la arkay bisha shawaal sidaas darteed berri waa ciid insha alaahEid mubarak
20/04/2023

Dawlada sucuudiga ayaa ku dhawaaqday in la arkay bisha shawaal sidaas darteed berri waa ciid insha alaah
Eid mubarak

☆Axkaamta sakaatul fidrigaSakaaatul fidriga waa sako ku waajibaysa qof walba oo muslim ah rag iyo dumar xor iyo adoon qa...
18/04/2023

☆Axkaamta sakaatul fidriga

Sakaaatul fidriga waa sako ku waajibaysa qof walba oo muslim ah rag iyo dumar xor iyo adoon qaangaar iyo caruurba waxayna ku waajibaysaa qof walba oo haysta wuxuu quudan lahaa maalinta ciida iyo habeenkeeda waxaana la bixinayaa hal saac oo u dhiganta siday culimadu ku qiyaaseen 2.4/2.5kg laakiin sida fiican waxaa fiican in la bixiyo qofkii awooda 3kg qof walba oo aad nafaqaysid oo nafaqadiisu waajib kugu tahay sida caruurtaada xaaskaaga waxaa kugu waajib ah inaad ka bixiso sakaatul fidriga
Waqtiga sakaatul fidriga?Waqtigeedu waa salaada ka hor qofkii kala dib dhaca salaada waxay noqonaysaa sadaqo ka mid ah sadaqooyinka qofkii aanan waxba heli karon oo uu sakaatul fidroga ku bixiyo waxba waajib kuma aha ilaahay idankii

🖋 Abdirisak Abdiasis
✏ Abdirisak Caseyr / Caseyr Tube

26/03/2023

☆باسقات رمضانية ١٤٤٤

من السنن التي سنَّها رسول الله صلى الله عليه وسلم لهذه الأمة في شهر رمضان، صلاة التراويح، التي اتفق أهل العلم على أنها سنة مؤكدة في هذا الشهر الكريم، وشعيرة عظيمة من شعائر الإسلام؛ وقد ثبت في أحاديث كثيرة أن رسول الله صلى الله عليه وسلم كان يرغِّب في قيام رمضان، من غير أن يأمرهم فيه بعزيمة، منها قوله عليه الصلاة والسلام: (من قام رمضان إيماناً واحتساباً غُفِر له ما تقدم من ذنبه) متفق عليه.

وقد صلاها رسول الله صلى الله عليه وسلم في جماعة ثم ترك الاجتماع عليها؛ مخافة أن تُفْرَض على أمته، كما ذكرت ذلك عنه أم المؤمنين عائشة رضي الله عنها في صحيح البخاري.

ثم استمر المسلمون بعد ذلك يصلون صلاة التراويح كما صلاها رسول الله صلى الله عليه وسلم، وكانوا يصلونها كيفما اتفق لهم، فهذا يصلي بجَمْع، وذاك يصلي بمفرده، حتى جمعهم عمر رضي الله عنه على إمام واحد يصلي بهم التراويح، وكان ذلك أول اجتماع الناس على قارئ واحد في رمضان.

أما عن عدد ركعاتها، فلم يثبت في تحديدها شيء عن النبي صلى الله عليه وسلم، إلا أنه ثبت من فعله عليه الصلاة والسلام أنه صلاها إحدى عشرة ركعة كما بينت ذلك أم المؤمنين عائشة رضي الله عنها حين سُئلت عن كيفية صلاة رسول الله صلى الله عليه وسلم في رمضان.

وثبت عن بعض السلف أنهم كانوا يزيدون على هذا العدد، مما يدل على أن الأمر في ذلك واسع، قال شيخ الإسلام ابن تيمية رحمه الله: "له أن يصلي عشرين ركعة، كما هو مشهور من مذهب أحمد والشافعي، وله أن يصلي ستا وثلاثين، كما هو مذهب مالك, وله أن يصلي إحدى عشرة ركعة، وثلاث عشرة ركعة...والصواب أن ذلك جميعه حسن كما قد نص على ذلك الإمام أحمد رحمه الله عنه، وأنه لا يتوقت في قيام رمضان عدد فان النبي صلى الله عليه وسلم لم يوقت فيها عدداً، وحينئذ فيكون تكثير الركعات وتقليلها بحسب طول القيام وقصره".

فاحرص أخي الصائم على المحافظة على هذه السُّنَّة المباركة، وأدائها مع الجماعة، ولا تنصرف منها حتى يسلم الإمام ليكتب لك أجر قيام ليلة.

Abdirisak Caseyr

25/03/2023

Waxaan bilawnay barnaamij la magac baxay ☆باسقات رمضانية oo ah barnaamij maalinle ah oo aan kusoo gudbin doono faa,iidooyin kala duwan oo soonka khuseeya inta bisha barakaysan ee ramadaan socoto.
Kala soco oo follow dheh:-👇
Abdirisak Caseyr

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirisak Caseyr posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirisak Caseyr:

Share