Bosasotimes

Bosasotimes Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bosasotimes, News & Media Website, airport steet, Bosaso.

Bosasotimes.com waa shirkad warbaahin oo ka hadasha marwalba xaqiiqada, kana fog eex iyo isku dir bulsho, warararka hay’adda warbaahinta bosasotimes.com waa sugan tahay, waxaana marwalba xukuma warar tebinta inay ku dhisan tahay run, hubin, iyo in warkaa dani ugu jirto bulshada in loo sheego.

08/01/2022


Ma Ku Dhibay jiirka ama dooli ?
Ma ku Dhibay Duqsi ?
Ma Ku Dhibay Baranbaaro?
Ma Ku Dhibay Kaneeco?
Haddii ay Jawabtu tahay haa macmiil
Macmiil waxan keen idiin keenay qalab saddex beri ka saaray guriga jiirka ,kaneecada iyo wax kasta cayayaan ah oo ku jira guriga.
Waxana ku helysaa qiimo ku raali gelinaya
Si aad u ogaaad qiimaha fiiri linka hoos👇
Somalibusinessonline.com
nagala soo xiriir numberadaha hoose ku qoran
WhatsApp 👉+252090 5060470
📞+2520905036726 ll,+252090 5060460
.
.

06/12/2021

Dhib ma kugu haysaaa baawasiirka haddii aad ay jawaabtaadu tahay haa la soo xirir shirkadda Somali Business Online .
muddo kooban iska daaway baawasiirka adiga isticmaalaya daawada ay keentay somali business online .
Waana Daawo soo Martay Tijaabo Cafimaad
wana daawo dabici ah
Waxana ku helysaa qiimo ku raali gelinaya .
Sid aad u ogaaad qiimaha fiiri linka hoos👇
Somalibusinessonline.com
nagala soo xiriir numberadaha hoose ku qoran
WhatsApp 👉+252090 5060470
📞+2520905036726 ll,+252090 5060460
Goobkasta_iyo_Goorkasta.
.

13/02/2021

Musharax xildhibanka golaha shacabka somaliya eng Maxamed cabdicasiis aw salaad oo maalmahan safar dhanka dhulka ah ku marayay deegaan doorashadiisa Murashax Xildhibaan Maxamed Cabdulcasiis Aw Salaad. Deegaanada uu maray waxa ka mid ah Gobalka Bari & Karkaar. Magaalooyinka Karin, Dalweyn, Waaciye iyo Xidda. Welina safarkiisa dhulka uu ku marayo waa uu socda, gadaal ayaan idiin ka soo gudbinayna deegaanada kale Insha Allah. Daawsho Wacan!!!

20/09/2020

Somali Business Online iyo Macaamiisheeda oo kulmisay madasha bandhiga carwada ganacsiga puntland
adeego adigoo gurigaaga jooga

 Dhamaan shacab reer bosaso waxan cawa bilaabayna inaa xafadaha geeyno cashooyinka (take away) Waxana ka mid cashooyinka...
13/09/2020


Dhamaan shacab reer bosaso waxan cawa bilaabayna inaa xafadaha geeyno cashooyinka (take away) Waxana ka mid cashooyinka cawa heli karto
1. kirisbi chicken
2. Brost chicken
3. Shawaarmo sanwish
4. Sharwaarmo saxan
5. Singar beggar
Cabitaanyada aad helayso wax ka mid ah
1. Caano muuse
2. Mango xaliib
3. Liin macaan
4. Afakaadho
5. Saytuun
6. Babay
Waxan ugu keenaya guriga adiga la soo xiriir shirkadda somali business online
Macmiil dalbo casho fareesh ah adigoo ka bixin gurigaaga
Nagala soo xiriir numberka hoos ku qoran
+2520905060470

07/09/2020

shirkada Gasiin waxa ay diyaar idinkugu tahay in ay si fudud xafiisyada iyo xaafadaha idinku geyso adeegyada cuntooyinka.
Nagala soo xiriir numberkaan hoose ki qoran
+2520905060470

12/08/2020

Somali Business Online waxaa ay u Taagan tahay Qancinta iyo u adeegista macaamisheeda 24 saaca waxaa lagaaga jawaabiyaa Dalabkaaga
Siyaasada shirkada ayaa ah in ay macamiilka alaabtiisu gaadho xiliga loqabtay Balanta
Shirkada ayaa ku shaqaysa habka casriga ah online ah adigoo gurigaga jooga aad ka adeegan karto somali business online
Hadii aad Rabto dalab laxidhiidh Whatspp +252905036726
Hadii ay jirto Cabasho Xafiiska Maamulka +252905060470

Waxaa wararka ka imanaya dalka Maraykanka iyo madaxweynaha dalkaas ee Donald Trump uu doonayo inuu ku dhawaaqo in uu u s...
06/12/2017

Waxaa wararka ka imanaya dalka Maraykanka iyo madaxweynaha dalkaas ee Donald Trump uu doonayo inuu ku dhawaaqo in uu u soo raro safaarada Maraykanka magaalada barakaysan ee Qudus taas oo inta badan wadamada Muslimiinta ay ka soo horjeesteen kuna tilmaameen arin aan la aqbali karin. Arinta soo rarida iyo ku dhawaaqida madaxweynaha Maraykanka in Qudus tahay caasimada Israa'iil ayaa dhalisay xiisad dhinaca diblumaasiyada una dhexaysa wadamada Muslimiinta iyo Maraykanka. [ 90 more words ]

Waxaa wararka ka imanaya dalka Maraykanka iyo madaxweynaha dalkaas ee Donald Trump uu doonayo inuu ku dhawaaqo in uu u soo raro safaarada Maraykanka magaalada barakaysan ee Qudus taas oo inta badan…

Dawladda Maraykanka ee uu hogaamiyo ninka lagu magacaabo Donald Trump ayaa doonaysa inay u aqoonsato magaalada barakaysa...
05/12/2017

Dawladda Maraykanka ee uu hogaamiyo ninka lagu magacaabo Donald Trump ayaa doonaysa inay u aqoonsato magaalada barakaysan ee Qudus caasimada Yuhuuda. Arimaha ku saabsan aqoonsiga Qudus inay tahay caasimada Yuhuuda ayaa ah arin marwalba musharixiinta xukunka madaxtinimada Maraykanka ay sheegaan inay samayn doonaan hadey guulaystaan iyaga oo markaa ku doonaya inay ku helaan taageerada Yuhuuda Maraykanka oo awood weyn dalkaas ku leh xag dhaqaale iyo xag aqooneedba balse waa markii ugu h**eysay ee Madaxweyne ku dhaqaaqo inuu safaarada Maraykanka u raro Qudus taas oo muujinaysa taageerada uu u hayo Mr. [ 75 more words ]

Dawladda Maraykanka ee uu hogaamiyo ninka lagu magacaabo Donald Trump ayaa doonaysa inay u aqoonsato magaalada barakaysan ee Qudus caasimada Yuhuuda. Arimaha ku saabsan aqoonsiga Qudus inay tahay c…

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay inay dileen hogaamiyihii h**e ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax. Warbaahinta ku hadasha...
04/12/2017

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay inay dileen hogaamiyihii h**e ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax. Warbaahinta ku hadasha codka Xuutiyiinta ayaa sheegtay inay soo af jareen waxa ay ugu yeereen kooxdii dhibta waday ayna dileen hogaamiyahoodii khiyaanada sameeyey. Dhowaan ayey ahayd markii madaxweynihii h**e ee Yemen Cali Cabdalla Saalax uu ku dhawaaqay inu diyaar u yahay inuu la heshiiyo xulufada uu Sucuudigu hogaaminayo taas oo keentay in Xuutiyiintu ay weerar ku qaadaan taageerayaasha madaxweynihii h**e ee Yemen. [ 33 more words ]

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay inay dileen hogaamiyihii h**e ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax. Warbaahinta ku hadasha codka Xuutiyiinta ayaa sheegtay inay soo af jareen waxa ay ugu yeereen kooxd…

Waxaa isa soo taraya hadalada kulul iyo handadaadaha hawada laysu marinayo oo u dhexeeya Waqooyiga Kuuriya iyo dalka Mar...
04/12/2017

Waxaa isa soo taraya hadalada kulul iyo handadaadaha hawada laysu marinayo oo u dhexeeya Waqooyiga Kuuriya iyo dalka Maraykanka. Dawladda Maraykanka oo uu hogaaminayo Donald Trump ayaa diidan in Waqooyiga Kuuriya ay yeelato kuna guulaysato samaysiga hubka Nugliyeerka. Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ku eedeeya madaxweynayaashii ka h**eeyey inay waxbadan ka gaabiyeen inay shaqo ka qabtaan hawsha Nugliyeerka ee Waqooyiga Kuuriya uuna doonayo inuu hubka ka dhigo dawladda uu ugu yeero Shuuciga wareersan. [ 115 more words ]

Waxaa isa soo taraya hadalada kulul iyo handadaadaha hawada laysu marinayo oo u dhexeeya Waqooyiga Kuuriya iyo dalka Maraykanka. Dawladda Maraykanka oo uu hogaaminayo Donald Trump ayaa diidan in Wa…

Address

Airport Steet
Bosaso
A

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bosasotimes posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bosasotimes:

Share