Mohamud Jama Muse

Mohamud Jama Muse for news

13/01/2026

Madaxweyne Xasan Shiikh: “Dadka Soomaaliyeedoow ku kalsoonaada Dowladdiina daacadda ah & Qarankiina qaniga ah.”

Hadal aan Uurka jirin .

13/01/2026

Madaxweyne ma ogtahay Dawladdeena madiga ah

13/01/2026

Usbuuc ka dib Birmade Xasan Shiikh oo Duruufta looga faaidaystey ayaan sugaynaa.

13/01/2026

Indho indho ayuu Muuqaal usoo duubayaa mise Shaqo ayuu ku jiraa Fiqi.

13/01/2026

Heshiisyadii Imaaraad lala galay waa la laalay Nimaan Xasan Shiikh aqoon baa Rumaysta , ha sugi waayina Xasan oo Kistiisa loo dhiibey kuna haya Imaaraad waa walaal jira .

12/01/2026

Camalkaagu Ceebtaada ma sheego.

03/05/2025

Hadday laba quruumood

03/05/2025

Ilaahay Nabad waarta ayaan u weydiinaynaa walaalaha Colaada mudada dheer jiitamaysey ka dhexaysey

18/02/2025

Alhuumada colaadiyo dhibkiyo aafa dirireedka

24/10/2024

Allaw Qalbiyaasheena ka yeel kuwo waasic ah naguna Irsaaq hanuunkaaga.

قال الله تعالى {فَمَن يُرِدِ ٱللَّهُ أَن يَهْدِيَهُۥ يَشْرَحْ صَدْرَهُۥ لِلْإِسْلَٰمِ ۖ وَمَن يُرِدْ أَن يُضِلَّهُۥ يَجْعَلْ صَدْرَهُۥ ضَيِّقًا حَرَجًا كَأَنَّمَا يَصَّعَّدُ فِى ٱلسَّمَآءِ ۚ كَذَٰلِكَ يَجْعَلُ ٱللَّهُ ٱلرِّجْسَ عَلَى ٱلَّذِينَ لَا يُؤْمِنُونَ}

22/10/2024

Maariin Casaan galay waa midab u gaaree

Abaayo sida aad tahay, midabkaa maariinka ah ee uu Eebaheey kuu dheliyay (Xikmad badnidiisana - sabab ayuu saa kuugu abuuray e) marna kuwo cuqdad nafsi qaba, inferiority complex iyo identity crisis-na hayso yaanay marna kaa gadin kiimiko iyo sun aad jirkaada marisid, hadhoowna kashalaaydid.
Uf dheh iyaga iyo sunta ay lawareegayaanba. Inaad is cadeeyso, maqaarkana iska fiiqdid uma baahnid. Sidaada ayaad ku qurux iyo caafimaadba badantahay.

Aw Maxamuud

Allahayoow Nin jeeb madhanKa janjeedho xaajaduCaamimaada jecelaaWeligay intaan jireyEe joogey maan aragNin haween jillaa...
12/07/2024

Allahayoow Nin jeeb madhan
Ka janjeedho xaajadu
Caamimaada jecelaa

Weligay intaan jirey
Ee joogey maan arag
Nin haween jillaabteen
Oo Nabad ku jiifsaday.

Address

Bosaso
AUTHOR

Telephone

+252634366075

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamud Jama Muse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamud Jama Muse:

Share