Bosaso Tv

Bosaso Tv Kala soco Warar | Barnaamijyo | Madadaalo & Macluumaad ku xiiso geliya.

09/06/2026

Maxkamadda Darajada 1-aad Ciidamada Qalabka Sida iyo Danbiyada Culus Dowladda Puntland

Eedeysanayaasha waxaa ka mid ah Xidigle Qaasin Xasan Cabdullaahi, oo lagu eedeeyay inuu lacag laaluush ah ka qaatay Maxamed Cabaas Maxamed Wadne, kaas oo ku eedeysan falal la xiriira burcad-badeednimo, isla markaana uu ka fakiyay Saldhigga Booliiska Degmada Dangoroyo. Sidoo kale, Xidigle Cabdiraxmaan Shirwac Xasan ayaa lagu eedeeyay inuu ka qeyb qaatay fakinta eedeysanaha.

Dhanka kale, Maxamed Cabaas Maxamed Wadne ayaa wajahaya eedeymo la xiriira burcad-badeednimo, halka Cabdisataar Cabdishakuur Maxamed iyo Cabdulqaadir Ow Aadan Saciid lagu eedeeyay inay carqaladeeyeen hawl ay hay’ad samafal ka waday Degmada Dangoroyo.

Dhagaysiga Maxkamadda waxaa furay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1-aad Ciidamada Qalabka Sida iyo Danbiyada Culus, G/Dhexe Cabdixamiid Maxamed Saciid (Shakiib), oo si rasmi ah u bilaabay dhageysiga kiiska.

DHAMAAD

09/06/2026

Fuaad Xanaano, wixii In Ka Tafdheerada Anagaa Ugu Tageyna Meshay Joogan

BOSASO Tv

Saddex Xidigood Hospital Bosaso ▪️Dr Abdisalam Axmed Nuur Cudurada Guud▪️Dr Ibrahim Lafaha: daawayn iyo kabid ▪️Dr Bilen...
09/06/2026

Saddex Xidigood Hospital Bosaso
▪️Dr Abdisalam Axmed Nuur Cudurada Guud
▪️Dr Ibrahim Lafaha: daawayn iyo kabid
▪️Dr Bilen Indhaha: daawayn ,Qalid iyo Cabir
▪️Dr Maria Dumarka iyo Computerka uurkujirta.

Wixii faahfaahin ah Wac 5002039

DEG DEG Puntland ayaa magaalada Qardho caawa ku xidhay Caaqil Maxamed Salaad oo ka mid ahaa odayaal maalmo ka hor faras ...
08/06/2026

DEG DEG Puntland ayaa magaalada Qardho caawa ku xidhay Caaqil Maxamed Salaad oo ka mid ahaa odayaal maalmo ka hor faras ku maamuusey Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh.

Bosaso Tv

08/06/2026

Taliyaha Madaxtooyada Puntland iyo Taliska qeybta iyo Maamulka Gobalka karkaar ayaa maanta tababar u furay ciidamo ka tirsan Madaxtooyada Puntland.

BOSASO TV

DEG-DEG Muqdisho : Dagaal xooggan ayaa ka socda inta u dhexeysa Warsheekh iyo Muqdisho, kadib markii ciidamada dowladda ...
06/06/2026

DEG-DEG Muqdisho : Dagaal xooggan ayaa ka socda inta u dhexeysa Warsheekh iyo Muqdisho, kadib markii ciidamada dowladda ay jid-gooyo u dhigeen ciidan u badan Harti-Abgaal oo ka baxay deegaanka Gubadley. Xaaladda ayaa weli kacsan

Bosaso Tv

06/06/2026

Deg deg Shil Dhimasho Iyo Dhawac Ah Booliiska Puntland ayaa ka warbixiyey shil gaari oo argagax ah kaas sababay 19 qof oo dhaawaca halka 2 qof ku geeriyoodeen.

Bosaso Tv

06/06/2026

Boosaaso Lacagta Soo Xorootay Lixdii Bilood Aan Shaqeynaynay Waxay Noqotay 'Boqol iyo Lixdan iyo Todobokun oo Dollar
1,67,000 Oo dollar

Guddiga Horumarinta Magaalada Bosaso
@ mohamed saliiq

Shil Dhimasho Iyo Dhawac Leh Allaha unaxariistee ugu yaraan 2 ruux ayaa ku dhintay dad gaaraya 17 Qof-na waa ku dhaawacm...
06/06/2026

Shil Dhimasho Iyo Dhawac Leh
Allaha unaxariistee ugu yaraan 2 ruux ayaa ku dhintay dad gaaraya 17 Qof-na waa ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay deegaanka Birta dheer ee gobolka Nugaal

Meydka iyo dhaawaca ayaa la keenay Isbitaalka GAROWE,waxaana goobta shilku ka dhacay gaaray ciidanka Illaalada waddooyinka Puntland .
Gaarigaan gadoomay oo ah waaraad ayaa Moos ka soo qaaday koonfurta Soomaaliya

Bosaso Tv

06/06/2026

Bosaso
Xisaab-celinta Guddiga Horumarinta Degmada Boosaaso ee Lacagta Halka Dollar la saaray adeegyada biyaha iyo korontada iyo Bosaaso oo qaaday dhabaha Horumarka.

BOSASO TV

Address

Nakhil Area
Bosaso
BOSASO

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bosaso Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bosaso Tv:

Share