HAGE TV

HAGE TV kusoo dhawoow Maqal muuqaal baahiyaha HAGE TV oo ah Madal warbaahineed oo casri ah kana hawlgasha deegaanada Puntland.

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka degey Jabuuti; isaga oo kulamo la leh dhiggiisa Ismaaciil Cumar Geelle.
02/04/2025

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka degey Jabuuti; isaga oo kulamo la leh dhiggiisa Ismaaciil Cumar Geelle.

Puntland oo shaki gelisay ka qaybgalkeeda Shirkii uu ku baaqay Madaxwayne Xasan ShiikhWasiirka Warfaafinta Puntland ayaa...
02/04/2025

Puntland oo shaki gelisay ka qaybgalkeeda Shirkii uu ku baaqay Madaxwayne Xasan Shiikh

Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa yiri "Dani waa mashquul rasaas buu qaybinaya ,Daawuu qaybinayaa , tuutuu qaybinayaa oo wuxuu leeyahay haye guuto hebel tuutahooda la rabaa in la badalo isagu waa abaanduule ciidan hogaaminaya marka Xassan Shiikh yuusan waxba ku waalan anagu ninkaa wareeray intuu halka sano ka dhamaysanayaa sugeyna".

Garsoore sheegay in uu shaqadii ka wadi-waayay  xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland (Ahmed Taaran)
02/04/2025

Garsoore sheegay in uu shaqadii ka wadi-waayay xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland (Ahmed Taaran)

JIICBOOR: Dagaal ka dhashay  qasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka socda  deegaanka Jiicboor ee galbeedka Mud...
02/04/2025

JIICBOOR: Dagaal ka dhashay qasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka socda deegaanka Jiicboor ee galbeedka Mudug, wuxuuna dagaalkan udhaxeeyaa labo maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda Galmudug iyo Puntland.

Lama oga ilaa hadda sabata dhalisay dagaalkan balse dhowr jeer oo h**e ayay beelahan ku dagaalameen deegaankan , waxaana dhaqan gali wayday Nabadeyntii lakala dhaxdhigay.

GAROOWE: Bulshada iyo dowlada oo Faagare ku taageeray Ciidamada Puntland ee ka dagaalamaya Calmiskaad.
01/04/2025

GAROOWE: Bulshada iyo dowlada oo Faagare ku taageeray Ciidamada Puntland ee ka dagaalamaya Calmiskaad.

HARGEYSA: Mayorka Hargeysa oo Wajahaya Mooshin xilka qaadis oo ay codsadeen Ilaa 10 Xildhibaan inkastoo aan mid saxiixin...
31/03/2025

HARGEYSA: Mayorka Hargeysa oo Wajahaya Mooshin xilka qaadis oo ay codsadeen Ilaa 10 Xildhibaan inkastoo aan mid saxiixin.

GAROOWE: Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland ayaa Galabta waqti kula qaatay qaar ka mid ah dadweynaha Caasu...
31/03/2025

GAROOWE: Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland ayaa Galabta waqti kula qaatay qaar ka mid ah dadweynaha Caasumadda iyo masuuliyiin kale.

-Dhammaad-

31/03/2025

Madaxweyne Deni oo Bosaaso ka wada kulamo bulsho oo xiriir ah.

30/03/2025

Madaxweynaha Dowladda Puntland, oo galabta shacabweynaha kula Ciiday xarunta Fun city.

30/03/2025

Xoghayaha Dawlada Hoose ee Degmada Bosaaso
Ismaciil Cali Buureed oo bulshada la wadaagay Hambalyada Munaasabadda Ciidul Fidriga.

30/03/2025

Madaxda Dowlada Puntland oo Bosaaso kula Ciiday Bulshada.

Madaxda Dowlada Puntland oo Bosaaso kula Ciiday Bulshada.
30/03/2025

Madaxda Dowlada Puntland oo Bosaaso kula Ciiday Bulshada.

Address

Bosaso

Telephone

+252905933322

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HAGE TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to HAGE TV:

Share