Suuqa Tv

Suuqa Tv waxa ka helaysan warar xaqiiqo ah oo dalka ku sabsan

Suuqa TV waa telefishan diiradda saaraya:
- Horumarinta ganacsiyada
- Bandhigga hal-abuurka
- Waraysiyo & Podcasts
- Xafladaha & Munaasabadaha
- Sheekooyinka guusha Suuqa

Daahfurka Shirkadda Amtel - SSC Khaatumo Waxaa si rasmi ah magaalada Laascaanood ee Xarunta Dowlad Goboleedka SSC-KHATUM...
07/07/2025

Daahfurka Shirkadda Amtel - SSC Khaatumo
Waxaa si rasmi ah magaalada Laascaanood ee Xarunta Dowlad Goboleedka SSC-KHATUMO looga daah furay shirkadda isgaarsiinta Amtel, oo bixisa adeegyo casri ah oo ay ka mid yihiin wicitaanno tayo sare leh, internet xawaare sare leh, iyo adeegyo digital ah oo tayo sare leh.

Amtel waa shirkad isgaarsiin oo casri ah oo u heellan horumarinta isku xirka bulshada gudaha SSC-KHATUMO iyo guud ahaan Soomaaliya.

๐Ÿ—“๏ธ 06 July 2025
๐Ÿ“ŒLaascaanood, SSC-Khaatumo



10/02/2025

Shirkada biyaha nadiifta ah iyo Barafka ee Al-Naciim ayaa u dabaal degtay 26 sano oo ay bulshada Ciisada u haysay adeegyo muhiimaa sida biyo Nadiifa iyo Baraf ay nafta ku qaboo jiyaan.


-Naciim-Garoowe 2025

03/12/2024

๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—–๐—ฒ๐—ฟ๐—ฒ๐—บ๐—ผ๐—ป๐˜† ๐—˜๐˜ƒ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—›๐—ถ๐—ด๐—ต๐—น๐—ถ๐—ด๐—ต๐˜๐˜€ ๐—ฉ๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐—ผ East Africa University .

Doog Event Management





๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฏ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—”๐—ณ๐—ฟ๐—ถ๐—ธ๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜†๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ผ.Waxaa Xafladdan Qaban qaa...
27/11/2024

๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฏ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—”๐—ณ๐—ฟ๐—ถ๐—ธ๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜†๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ผ.

Waxaa Xafladdan Qaban qaabinaysa Qurxinta iyo Qaabaynta Waa Doog Digital

๐ƒ๐จ๐จ๐  ๐„๐ฏ๐ž๐ง๐ญ ๐Œ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ




07/11/2024

Wasaaradda Deegaanka , Daaqa iyo Isbedelka Cimilada Puntland , waxay baahineysa Xeerka Sahmintw Saameynta Deegaanka iyo Bulshada iyadoo

Wixii xogtan intaa dheer kala xiriir ๐Ÿ“ž 3088

29/10/2024

Bangiga SomBank oo Abaalmarin lacageed siinaaya isticmaalayaasha Adeega T-Plus.
๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—พ๐—ฎ๐—ป๐—ถ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ป. Isuduwaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Gobolka Karkaar wuxuu kamidnoqday guuleysteyaasha todobaadka T-plus.


29/10/2024

Bangiga Sombank oo Abaalmarin lacageed siinaaya isticmaalayaasha Adeega T-Plus. ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐˜†๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—›๐˜‚๐˜€๐˜€๐—ฒ๐—ถ๐—ป oo ah Maamulaha Shirkadda New Vision Boosaaso. wuxuu ka mid kamid noqday guuleysteyaasha todobaadka T-plus.


21/10/2024

Address

Airport Road
Bosaso
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suuqa Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share