Cumar wadani

Cumar wadani wadani

Hamblyo aroos Cabdilaahi iyo xaaskisa barakooba
02/12/2023

Hamblyo aroos Cabdilaahi iyo xaaskisa barakooba

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen!Ardo Maxamuud, Maxamed Axmed, Mawliid...
11/10/2023

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen!

Ardo Maxamuud, Maxamed Axmed, Mawliid Indho Indho, Yaasi Axmad, Maxed Jaamac, Faadumo Cabdi, Xasan Yare, Sayidka Sayidka, Mwenda Topias, Abshir Xasan, Xubi Jaamac Geele

23/09/2022

War cawa yaa roob sheegay

17/06/2022
13/05/2022

Cali m geedi Markhaati nool

06/05/2022
Deni  dhaqan gal maha wareetadi  axmed karaash
25/04/2022

Deni dhaqan gal maha wareetadi axmed karaash

19/04/2022

Waxa cabdilahi maxamed ciise (qoordhuub)
Loo magacabay Wasiiru dawlaha wasarda gargaarka iyo maraynta masiibooyin

Madaxwaynaha puntland siciid deni ayaa berri ku wajahan casimada soomaaliya ee muqdisho.halkaa oo uu ka bilaabayo olalih...
18/04/2022

Madaxwaynaha puntland siciid deni ayaa berri ku wajahan casimada soomaaliya ee muqdisho.halkaa oo uu ka bilaabayo olalihiisa musharaxnimo ee madaxwaynaha soomaaliya

Labo diyaaradood oo gaar ah ayaa cawa ku sugan garoonka diyaradaha garowe,kuwas oo dabulaaya waftigiisa oo ay ku jiraan ciidamo tiro badan oo amnigisa sugi doona

Gudoomiyaha barlamaanka ayaa ka mid ah waftigiisa berri sidookale munayaasha golaha wakiilada ayaa iyna xamar aadi doona maalinta khamiista

Kulan uu cawa la yeeshay golaha wakiilada,wuxu u sheegay inuu iska casili doona,madaxwaynaha puntland hadii u hanto villa soomaaliya ,uuna soo laabandoona hadii uu soo hungoobo

Sidee u aragtaan

Xgsho mohamed salh

18/04/2022

Raabi ha u naxaristo waxa galabta lagu dilay muqdisho abwaan badel jamac

Uurkaa ka ooyaa sidan inaan abahay dilayee

Address

Jidka Sodan
Bosaso

Telephone

+252907126162

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cumar wadani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cumar wadani:

Shortcuts

Share