Hoorri Media

Hoorri Media we are by to transmit a daily routine of any side of life of the people around the world specifically Somalia Film sameeya iyo sawir qaade xirfad sare leh

Raysul Wasaarihii h**e ee Pakistan, Imran Khan oo la toogtay
03/11/2022

Raysul Wasaarihii h**e ee Pakistan, Imran Khan oo la toogtay

Ku soo dhawaada tebinta tooska ee BBC Somali

13/10/2022

Dadku waa 3 nooc

1 xoolo la joog
2 xaajo la joog
3 xasarad la joog

Hada kuwee ku jirtaa runta iska sheeg🤣

15/05/2022

Muqdisho waxaa xilligaan ku hooraya raxmadii alle ama roob.

04/03/2022

Halkan mar ban caan ka ahaa wacadalah bal fallow gareeya pega ka

Shixnaddii labaad ee raashin gargaar ah ayay maanta dowladda Imaaraadku soo gaarsiisay Soomaaliya taas oo loogu tala gal...
08/02/2022

Shixnaddii labaad ee raashin gargaar ah ayay maanta dowladda Imaaraadku soo gaarsiisay Soomaaliya taas oo loogu tala galay dadka abaaruhu saameeyeen.

Wasiirka Gargaarka XFS Khadiijo Maxamed Diiriye oo ay wehliyaan xubno ka tirsan guddiga Qaran ee Abaaraha ayaa kala wareegtay shixnadda dowladda Imaaraadka.
Walaalaheen imaaraadka thanks

Kulamada uu xulka Kubbadda Koloyga Soomaaliya uu ciyaari doono tartanka Jaamacadda carabta  oo la soo saaray.
07/02/2022

Kulamada uu xulka Kubbadda Koloyga Soomaaliya uu ciyaari doono tartanka Jaamacadda carabta oo la soo saaray.

Waxaa hadda magaalada Kismaayo ka bilaabatay doorashada Lix kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka JFS ee deegaan doorashado...
23/01/2022

Waxaa hadda magaalada Kismaayo ka bilaabatay doorashada Lix kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka JFS ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland.

Kursiga ugu h**eeya oo sumadiisa tahay HOP 114 ayaa waxaa ku tartamaya musharaxiinta kala ah Cumar Ibraahim Xaashi iyo Cabdi Aadan Cabdullaahi.

 :PSF oo war ka soo saartay dagaalka Boosaaso."Waxaan ku jirnaa dagaal iyo is difaac. Dalkaan waan u soo dagaallanay; ma...
21/12/2021

:PSF oo war ka soo saartay dagaalka Boosaaso.

"Waxaan ku jirnaa dagaal iyo is difaac. Dalkaan waan u soo dagaallanay; mana doonayno in aan hubkayaga aan u isticmaalno ciidamadaya la soo khalday". -Gen.Maxamuud Cismaan Diyano ayaa sidaasi ku yidhi farriin-qoraaleed uu u direy BBC.

DEG-DEG:Facebook ayaa magicii waa laga beddeley, waxaana loo baxshay 'Meta' sida uu goordhaweyd ku dhawaaqay mulkiilaha ...
28/10/2021

DEG-DEG:Facebook ayaa magicii waa laga beddeley, waxaana loo baxshay 'Meta' sida uu goordhaweyd ku dhawaaqay mulkiilaha Facebook Mark Zuckerberg.

Hargeysa "Galbis aroos oo isu bedelay furiin"Habeenkii galbiska arooskooda ayaa ninka arooska ah hooyadii ku tidhi "Hooy...
28/10/2021

Hargeysa "Galbis aroos oo isu bedelay furiin"

Habeenkii galbiska arooskooda ayaa ninka arooska ah hooyadii ku tidhi "Hooyo aan gaadhigiinna idinla raaco ilaa iyo hoolka arooska si aan farxadda indhihiinna ka muuqata idiinla dareemo" Hayee Hooyo soo
kor ayuu yidhi, balse aroosadda oo diidmo muujisay ayaa tidhi "Maya ina la raaci mayso ee kuwa dambe ha soo raacdo".

Jawigii goobta ayaa hal mar isu bedelay buuq markii ninkii isla goobtii ku furay xaaskiisii. Heshiisiin qoysaska 2da dhinac sameeyeen ayaan suurtogelin. Xataa hooyadii oo tidhi "Hooyo anaa gawaadhida dambe soo raacaya ee ha iska furin xaaskaaga" kamuu yeelin oo wuu ku adkaystay go'aankiisa isagoona yidhi "naagta noloshayada oon koowba taagnayn hooyaday ixtiraam-darro kula kacday naag iima noqoto, hooyadayna kuma doorsanayo".

Sidee u aragtaa sax iyo qalad go'aanka iyo ficilka ninkaa?.

Dr.Naadiya oo u dhalatay dalka Itoobiya ayaa goordhaeeyd iska soo tuurtay fooqa sare ee hotel Cityview Garoowe.Waxay ku ...
27/10/2021

Dr.Naadiya oo u dhalatay dalka Itoobiya ayaa goordhaeeyd iska soo tuurtay fooqa sare ee hotel Cityview Garoowe.

Waxay ku sugan tahay xaalad adag, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan cisbitaalka Qaran oo lagula tacaalayo.

Haweeneydan waxay u dhaxdaa dhakhtar Turki ah kaasi oo dhawaan ay isla Garoowe ku aqal galeen.

14/10/2021

Address

BSQ
Bosaso
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hoorri Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hoorri Media:

Share