Faarax cabdi

Faarax cabdi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faarax cabdi, Media, Bosaso.

16/04/2025

Mahadsanid Shiikh Muhammad Abduweli wax weyn bay noo tahay inaa dalka u timaado si aad Halkan noogusoo booqato.

Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland......see more

14/04/2025

Geelii Dhaab ayuu ku jiraa Arigii waa wada Dhaafay Dadka Dooxada Cada Dheero Garowe Daganaa ee Reer Miiga ah.........see more

14/04/2025

Guul bari

14/04/2025

Calmiskaad : Ciidanka oo billaabay dhameystirka wejiga saddexaad ee Hawlgalka, oo lagu soo afjarayo firxadka Argagixisada Daacish.
Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland.

11/04/2025

Garab Istaaga iyo dhiirigelinta Ciidankeenna Geesiyaasha ah

11/04/2025

Wejiga saddexaad ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish, wuxuu marayaa meel gebogebo ah.

11/04/2025

Sagootin : Gen Qalyare oo hawlo shaqo u yimi ayaa galabta dib ugu laabtay Calmiskaad. wejiga saddexaad ee hawlgalka Argagixisada Daacish looga sifeynayo Calmiskaad ayaa maraya meel gebogebo ah.

08/04/2025

Ma sheegi kartaa magaca Magaalo xeebeedkan iyo gobolka ay ka tirsantahay.?

Xubno katirsan firxadka argagixisada Daacish ayaa lagu dilay howlgalka ay ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda Puntland ...
08/04/2025

Xubno katirsan firxadka argagixisada Daacish ayaa lagu dilay howlgalka ay ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda Puntland ka sameeyeen deegaanka Guryasamo ee Togga Miiraale ee buuraleyda Cal-miskaad.

Howlgalka ciribtirka argagixisada Daacish oo maraya wejigii 3aad ayaa laga gaaray guulo waa weyn, ciidamada geesiyaasha ah ayaa ku daba jira firxadka argagixisada, kuwaas oo hadda la' gabaad ay kaga dhuuntaan ciidamada.

08/04/2025

Madaxweyne Deni iyo Taliyaha Hawlgalada Gaarka ah ee Maraykanka ee Bariga Afrika, Colonel ED Norris.

Faarax cabdi

07/04/2025

Miraale : Maalmo Dhow Riyadii Reer Puntland Ayaa Dhaboobi Doonta , Waana Gabagabadii Argagixisada.
Faarax cabdi

07/04/2025

DAACISH WAA JABTAY.

Faarax cabdi .

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faarax cabdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category