Daljoog tv

Daljoog tv Daljoog media kuxirnaw xilikasta

05/02/2025
Cabitaannada Coca-cola sida Fanta, Sprite, Tropico iyo cabitaannada Minute Maid ayaa laga joojiyey wadamada Yurub qaar, ...
28/01/2025

Cabitaannada Coca-cola sida Fanta, Sprite, Tropico iyo cabitaannada Minute Maid ayaa laga joojiyey wadamada Yurub qaar, sababo la xidhiidha in cabitaannadaas ay ku badanyihiin kiimikada chlorate oo la sheegey in ay keeni karto dhibaatooyin caafimaad sida cudurka thyroid, gaar ahaan carruurta iyo dhalaanka.

Sida ay sheegtey shirkada Coca-cola, waxa cabitaanka hadda laga joojiyey wadamada Belgium, Luxembourg iyo Netherlands oo ay ka timi cabasho caafimaad.

Saameynta ay kiimikada Chlorate-ku ku yeelan karto bini’aadamka marka ay si xad dhaaf ah u adeegsadaan waxa ka mid ah lallabbo, matag, shuban, iyo inay xaddiddo awoodda dhiiggu u leeyahay inuu helo neefa Ogsajiinta.

Source: AFP, BBC, CNN & The Guardian.
By: salh

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daljoog tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share