SBC Somali TV

SBC Somali TV SBC is a leading media group in Somalia, operating FM radio, TV, and digital platforms. Established in 2001, SBC was the first FM radio in Puntland.
(212)

It airs news and social programs. SBC Radio reaches millions via FM, satellite, and online. 📡 Warbaahinta SBC
SBC waa warbaahin madax-bannaan oo ka kooban Raadiye, Telefishin, Website, iyo Baraha Bulshada, waxaana si joogto ah loo baahiyaa wararka iyo macluumaadka gudaha & dibadda.

🌍 Xarumo ku leh guud ahaan Soomaaliya iyo daafaha caalamka.
📞 Xafiisyada gudaha: +252-907799628

🔗 Ku xidhnow warark

ayaga & barnaamijyadayada!

📡 SBC Media
SBC is an independent media network consisting of Radio, Television, Website, and Social Media, delivering news and information from Somalia and around the world.

🌍 We have offices across Somalia and internationally.
📞 Local Offices: +252-907799628

🔗 Stay connected with our latest news & programs!

11/08/2026

Kumanaan Shacab ah oo taleex isugu soo baxay taageerada Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka, Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac.

11/08/2026

"Masaakiin u maciine waaye Gudoomiye Jaamac wuxuu si gaar ah u garab taagan yahay danyarta waana nin bulshada isku wadi karo”

Xildhibaan Aamina Eelay.

11/08/2026

"Dhalinyarada way tahriibi jireen hadda kadib ma tahriibeyno Gudoomiye Jaamac haddii la doortay shidaalka ayaa naloo soo saarayaa"

Mid ka mid ah dhalinyarada muqdisho.

11/08/2026

"Masaakiin u maciine waaye gudoomiye Jaamac, Baarlamankana wax badan ayuu ka badalayaa"

Mid ka mid ah dhalinyarada Muqdisho

Qaar ka mid ah Isimada  dhaqanka Gobolka Bari oo baaq ka soo saaray ka soo saaray xiisadda ka taagan Kodmo
11/08/2026

Qaar ka mid ah Isimada dhaqanka Gobolka Bari oo baaq ka soo saaray ka soo saaray xiisadda ka taagan Kodmo

11/08/2026

DFS oo ka hadashay dagaalkii Gaalkacyo iyo muqdisho oo lagula tacaalayo Askartii dagaalkaasi kusoo dhawacantay.

11/08/2026

“Askariga Iyo Shacabka Shacabka ayaa dhiiran Hadda,Askariga hadii uu qalad yar ka dhaco shuute ayaa laguu geynaa la leeyahay”Taliyaha Nabad Sugidda ee degmadda Marka Mohamed Sheekh.

11/08/2026

Maxkamadda danbiyadda Dalka Suuriya oo dil ku xukuntey Madaxwaynihi H**e ee dalkaasi Bishaar Al Asad.

11/08/2026

Madaxda militariga iyo saraakiisha sare ee dalalka ku mideysan Ciidanka Heeganka Bariga Afrika ayaa ka arinsanaya xaalada amni ee Soomaaliya iyo mida qaarada Afrika.

11/08/2026

Saraakiil iyo Askar Tawabar ku soo qaatay Dalka Turikiga oo maanta laga soo dajiyey Garoonka diyaaradda ee Adan Cadde.

Address

SBC Radio & TV, Jidka Airport-ka U Dhow Jabir Plaza
Bosaso
N/A

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SBC Somali TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SBC Somali TV:

Shortcuts

Share