Som IT News

Som IT News Kala soco wararkii ugu dambeeyay ee IT-ga iyo Technology-yada.

War, maqaallo iyo faallooyin af Soomaali ku qoran oo la xiriira tiknoolojiyadda, ganacsiga iyo farsamada cusub.

6 talo oo aad ku adkeyn karto amniga facebookaaga.
27/11/2016

6 talo oo aad ku adkeyn karto amniga facebookaaga.

  | Sida loo jabiyo Password-ka Computer-ka.
17/11/2016

| Sida loo jabiyo Password-ka Computer-ka.

Video-gaan waxa aad ku baranaysaa sidii aad u dhaafi lahayd ama u jabin lahayd password-ka computer-kaga hadii aad garan waydid,… Sii akhri →

01/11/2016

Qaar kamid ah Shirkadaha aduunka ugu caansan ee fariimaha la iskugu diro ayaa lagu eedeyey iney ku guuldareysteen inay ilaaliyaan… Sii akhri →

Shir ka dhacayey Mareekanka oo ay weerareen burcadda Internet-ka.
30/10/2016

Shir ka dhacayey Mareekanka oo ay weerareen burcadda Internet-ka.

Quburo mareekan ah oo amaanka internetka qaabilsan ayaa xaqiijiyey in dhawaan burcad internetyada jabsada oo fadhigoodu yahay China ay weerareen… Sii akhri →

Whatsapp oo looga digey heshiiska xog wadaagista ay la gashay facebook
29/10/2016

Whatsapp oo looga digey heshiiska xog wadaagista ay la gashay facebook

Shirkadda Twitter oo xireysa barnaamijka Muuqaalada ee vine
27/10/2016

Shirkadda Twitter oo xireysa barnaamijka Muuqaalada ee vine

WhatsApp oo soo kordhisay video call
26/10/2016

WhatsApp oo soo kordhisay video call

Tan iyo markii ay WhatsApp bilowday adeegga wada hadalka tooska ah ee u dhexeeya labada qof waxaa aad loo sugayay… Sii akhri →

Waa tan jawaabtii Google ka bixiyey WhatsApp. Allo waa barnaamij dhowaan suuqa soo galay. Waxyaalaha la leeyahay wuxuu d...
30/09/2016

Waa tan jawaabtii Google ka bixiyey WhatsApp. Allo waa barnaamij dhowaan suuqa soo galay. Waxyaalaha la leeyahay wuxuu dheer yahay dhiggiisa waxaa ka mid ah in uu leh yahay garasho gacmeed (artificial intelligence) uu ku fahmi karo dabeecadahaaga.

Allo waa barnaamij bulshadu ku wada xiriirto oo si tijaabo ah loo soo bandhigay toddobaadkii h**e. Barnaamijkaan ayaa ah jawaabtii Google ee WhatsApp.

Casriyeyntii ugu danbeysay ee barnaamijka WhatsApp Android ayaa lagu soo kordhiyey farsamooyin cusub oo SnapChat laga so...
11/09/2016

Casriyeyntii ugu danbeysay ee barnaamijka WhatsApp Android ayaa lagu soo kordhiyey farsamooyin cusub oo SnapChat laga soo minguuriyey.

Injinneerrada sahamiyaha caanka ah ee Google Chrome ayaa ku dhawaaqay in ay ceebeyn doonaan website-yada aan gudbinta xo...
10/09/2016

Injinneerrada sahamiyaha caanka ah ee Google Chrome ayaa ku dhawaaqay in ay ceebeyn doonaan website-yada aan gudbinta xogta muhiimka ah u isticmaalin habka ammaanka ah ee HTTPS. http://www.somitnews.com/chrome-website-https/

Guddiga nabadgelyada ee sahamiyaha Chrome ayaa ku dhawaaqay in laga bilaabo 2017 la sunti doono website-yada aan xogta ku gudbin habka amaanka ah ee HTTPS.

08/09/2016

Waxaa ka buuxa kaydka android Google Play application-no badan oo noo fududeynaya maareynta nolol maalmeedkeena iyo shaqooyinkeena joogtada ah..

Shirkadda Apple oo daaha ka qaaday iPhone 7 iyo iPhone 7 Plus
07/09/2016

Shirkadda Apple oo daaha ka qaaday iPhone 7 iyo iPhone 7 Plus

Shirkaddu waxay ka sheekaysay qaabka cusub ee ay kusoo baxeen labadaas mobile oo dahaarkoodu ka samaysanyahay aluminum, midabadooduna..

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som IT News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Som IT News:

Share