Maxamed Muuse

Maxamed Muuse Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maxamed Muuse, Media, Bosaso.

01/07/2022
Ciid mubaarak
02/05/2022

Ciid mubaarak

Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda federaalka Somaliya ee puntlnd iyo jubaland waxay Walaac ka muujinayaan in madaxda sare...
31/03/2021

Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda federaalka Somaliya ee puntlnd iyo jubaland waxay Walaac ka muujinayaan in madaxda sare ee muddo xeleedkeedu dhamaaday ee Dawladda federalka ah ay xaggal Daacineyso
qabsoomidda shirkii loo fadhiyay inuu ka dhoco magakada madaxda Dalka somaliya.

Haddaba waxaa is waydiin mudan
Shirka ayaa hortaagan
ma Dawladda soomaliya
mise Maamulgoboleedda puntlnd iyo jubaland

#
#

Ciidamada Dawlada Libya oo Badbaadiyey Somali Ku Jirtay Nolol Silic leh.......................Ciidamada Dawlada Caalamku...
07/03/2021

Ciidamada Dawlada Libya oo Badbaadiyey Somali Ku Jirtay Nolol Silic leh.......................
Ciidamada Dawlada Caalamku Aqoonsan Yahay ee Libya Ayaa Magaalada Binuwaleed ka Soo Firtay 70 Tahriibe Kuwaas oo loo Haystay Lacag Ah Madax Furasho

Dadkan Oo ah dad u Naafoobay gaajo Nafaqo daro ,garaacis iyo Nabaro Ayaa ahaa Dad Nolosha ku Silcay Kuwaas oo Ay ka Buuxsantay Injir arad Iyo Waxyaabo aan la Qiyaasi karin

Dadka Ciidamadu Soo Furteen oo Somali U Badnaa ayaan helin qubaysi Iyo Caday mudo Dhawr Sano Ah kuwaaso ku Jiray Xaalad xun

Xaalada ay ku Jireen ayaa Sidoo Kale Ahayd Mid aan lacag lagaga Bixi Karin Maaadama oo Markasta oo Ay Magafe Siiyan Lacagta u Ka Sii gadi Jiray Magafe kale oo Isna Lacag Kale Ka Raba Ilaa Qofku lafo Noqdo ka dib
Na dhinto

BY:Maxamed muuse

WAR-GALIN: Maxay ahaayeen Qodobada ay isku mari waayeen RW Rooble & Midowga Musharaxiinta, maxaase qarsoon?LA SOCO 01:00...
05/03/2021

WAR-GALIN: Maxay ahaayeen Qodobada ay isku mari waayeen RW Rooble & Midowga Musharaxiinta, maxaase qarsoon?

LA SOCO 01:00DUHURNIMO, Insho Allaah

Kulan loogu diyaar garoobayey banaanbaxa la qorsheynayo inuu Muqdisho ka dhaco Sabti 6-da Maarso 2021. Insha Allaah.
04/03/2021

Kulan loogu diyaar garoobayey banaanbaxa la qorsheynayo inuu Muqdisho ka dhaco Sabti 6-da Maarso 2021. Insha Allaah.

Address

Bosaso

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:00
Tuesday 07:00 - 12:02
Wednesday 07:00 - 12:00
Thursday 07:00 - 12:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252907895649

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Muuse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category