Xaabo Media

Xaabo Media ku soo dhawaada Wakaalada Wararka Dal iyo Dibad ee Xaabo Media gacmo furan kusoo dhowow wll

War bahinta in wixii la rabo la iskga so daabaco oo la iskga so gudbiyo ma ahan War bahinta gbolka in xifaltan ay gasho ...
11/05/2025

War bahinta in wixii la rabo la iskga so daabaco oo la iskga so gudbiyo ma ahan
War bahinta gbolka in xifaltan ay gasho oo ay tartan gasho waa wax macquul noqon karta lkn
In warar aan meel udhig ama hubsiimo lahyn in layskga so gudbiyo waa mid sharaf udhac iyo bahdil ku ah sharafta iyo hananka gobolka

labdan warbahin waa labada war bahin ee khaaska u ah gobolka waxayna lbduba social media ku marayaan magaca gobolka

Waxayna caadaysteen in ay utartamaan cambaatenta madaxda gobolka ganacsatada iyo haldoorka gobolka

Bal hada waa su'aale yaan aaamina yaase been sheegaya ??

Address

Bosasso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaabo Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share